Daawo Xafladii soo dhaweynta Madaxweyne Axmed Madoobe ee Copenhegan iyadoo dhamaystiran
Daawo Video buux oo Xafladii ah— 18 Septembar 2013 waxaa booqasho gaaban ku yimid Dalka Denmark Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Sheikh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), 19 septembarna waxay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Copenhegan u qabteen xaflad balaaran oo soo dhawayn ah, waxaana Xaflada soo abaabuley Jaaliyadaha Mataanaha Denmark ee Jubaland iyo Puntland.

[youtube]B5OkcHG-rxM#t=14[/youtube]





