Moderator: Moderators





check your pm ha iqarxin lee lolWhere is your abtirsi?


lol you would have to ask the new hg majilis (jasmin), but seriousely though there is no hg private group.Xassan, Cismaan, Ugaas Faarax, Rooble, Axmad, Gaabane, herijire, Warsame, saleebaan Madarkicis, hiraaab, gorgaarte, Hawiye Irir Samaale.
Here is mine. I started from My laf.Can I be admitted into the HG private room marka?


It depends on Where You start it from. If you want to know if you are langaab than me or not, You start from your father and tell me how many will you count to Madarkicis ( Include Madarkicis).wait ugaas farah is your laf right?. i just wanna compare if my abtiris up to madarkicis is longer than yours or not. delete the rest TMI for public forum

Xassan, Cismaan, Ugaas Faarax, Rooble, Axmad, Gaabane, herijire, Warsame, saleebaan Madarkicis, hiraaab, gorgaarte, Hawiye Irir Samaale.
Here is mine. I started from My laf.Can I be admitted into the HG private room marka?


Sxb Dadka makala taqaanid. Dashame wuxuu ukalabaxaa gaabane iyo Obokor. After Gaabane, Then dashame was suppose to come in but somehow I think its naynaas. The Warsame in my abtiris, Is not reer warsame who are Farax. Its another Warsame who is the father of herijire who is the brother to Farax. That is what I have been taught since I was bornXassan, Cismaan, Ugaas Faarax, Rooble, Axmad, Gaabane, herijire, Warsame, saleebaan Madarkicis, hiraaab, gorgaarte, Hawiye Irir Samaale.
Here is mine. I started from My laf.Can I be admitted into the HG private room marka?
Kani waa sheegato Mareexaan. wuxuu meesha ku qoray Gaabane iyo warsame iyo rooble oo aan xataa aheyn isku heyb.
Saleebaan wuxuu u kala baxaa Labo. Farax iyo Dashame. Warsame waa Farax Gaabane iyo rooble wa Dashame
Waad ku dhacday Saaxib. waxaa laguu qaatay adigoo Mareexaankaaga ahaada
Teeda kale waligeed lama arag lamana maqal Saleebaan siyaadbare dita. waa nimankii meesha uu ku danbeeyey dhigay.
Exposed
Fake. This is sheegato, he is not HG he is 100 % Mareexaan claiming to be HG. he fail abtirsi big time


Sxb Aniga Mareexaan ma ihi. Waa Niman wadaniyiin ah. Siyaad Barre maaha Mareexaan. Waa Aabihii Umada soomaaliyeed. Waa Halyeey Qaran. Waa Astaankii Jiritaankeena. Waa shacab udoode, Madanayste iyo Gaala Jebiye. Markuu yaraa ayuu mareexaan ahaa heer wuxuuse gaaray uu yahay role model for every somali patrotic. Basically, Siyaad Barre Maaha magac. Waa Symbol of Patriotism and Dignity. Waa Sida dadka madoow udhahaan Martin Luther KingCiyaal miyaad mooday in ay meesha joogaan? Hirejire iyo waxaad sheegeyso majiraan there is no such thing.
Adeer Mareexaan, Xaniinyo aad isaaqa ku caaydo lahoow,Raganimo is geli Ha ku qaraaban Hawiye inta nin raga aad is ka dhigto, sida aad Sawirka siyaad bare u qaadatay Mareexaan nimadaadana u qaado isaaqa aad Hawiyaha iska ga dhigeysana xaniin yo aad ku caaydo adigoo Mareexaan ah la imow.
I am out.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 33 guests