Page 1 of 1

War deg-deg ah: Hiban and Heeb president has been arrested

Posted: Tue Oct 15, 2013 10:00 pm
by Mustafee101

Re: War deg-deg ah: Hiban and Heeb president has been arrest

Posted: Wed Oct 16, 2013 12:44 am
by The_Patriot
Where is Axmed Diriye and Xaad? These Belguims truely do not know Hawiye.

Also HAG are noy happy with this as any arrests should be based on 4.5.

Re: War deg-deg ah: Hiban and Heeb president has been arrest

Posted: Wed Oct 16, 2013 2:35 am
by hurdaayetoos
The above guy
Here are Diiriye and Xaad wait FD

Muqdisho

Gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo warbaahinta la hadlay ayaa cambaareeyey xarigii Maxamed Cabdi Afweyne oo hore uga tirsanaa horjoogayaasha burcad badeeda  loogu geystay magaalada Brussles ee dalka Bilguim-ka.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegau in lagu xad gudbay xasaanadii Maxamed Cabdi Afweyne,wuxuuna shaaca ka qaaday inuu yahay masuul ka tirsan dowladda Soomaaliya oo qayb ka qaadanayey soo celinta amniga dalka iyo ku qancinta dhalinta Soomaaliyeed ka tanaasulidda burcadbadeednimada.
Xildhibaan Daahir Amiiin Jeesow ayaa sheegay in Maxamed Cabdi Afweyne uu yahay sarkaal xil ka haya dowladda federaalka Soomaaliya,wuxuuna sharci darro ku tilmaamay xariga loogu geystay magaalada Brussles,wuxuuna magac xumo ku sheegay in masuul dowladda ka tirsan xabsi loo taxaabo iyada oo aan lala socodsiin dowladda Soomaaliyeed.
Daahir Amiin Geesow gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha baarlamaanka ayaa tilmaamay in Maxamed Cabdi Afweyne inuu caddeeyey mowqifkiisa ku saabsan burcad badeednimada,isla markaane la hayo Video caddayn u ah inuu ka baxay burcadda uuna dowladda kala shaqaynayo sidii dhalinyarada loogu qancin lahaa ka tanaasulidda burcad bedeednimada.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaan ilaa hadda wax war ah kasoo saarin xarigga magaalada Brussles loogu geystay Maxamed Cabdi Afweyne oo hore uga tirsanaa hogaamiyaasha burcad badeeda,Afweyne ayaa haysta baasaboor Diblamaasi ah oo dowladdu siisay kadib markii uu ka baxay burcad badeednimadii una soo jeestay kala shaqaynta dowladda siidi loo kala furfuri lahaa kooxaha burcad badeeda.