Page 1 of 1

al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sat Oct 19, 2013 5:58 am
by sahal80
Allah yarham al amwaat wa yashfi al jarxaa
oo goor dhaw ka dhacay Beledweyne
Sabti, Oktoobar, 19, 2013 (HOL) – Qarax aad u xoogan oo siweyn looga wada maqlay xaafaddaha magaalada Beledweyne  ayaa goor dhaw ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Qarax ayaa ka dhacay goob maqaaxi ah oo ku dhaw xarunta maamulka gobolka Hiiraan, halkaa oo ay koontarool ku leeyihiin ciidamada Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM, waxaana xusid mudan in maqaaxida qarax lala eegtay aheyd mid aad u mashuul badan oo ay ku shaahayeen dad rayid u badnaa.

Isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne ayaa la dhigay qaar ka mid ah meydadka dadkii ku dhitay qaraxa iyo kuwii ku dhaawacmay, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ka hadllaya khasaaraha dhimashada.

Qof ku sugan gudaha Isbitaalka magaalada Beledweyne oo HOL la hadllay ayaa sheegay in uu arkay ama la keenay isbitaalka meydadka ilaa 11 ruux oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxa, walow dhimashadu intaa ka sii badan karto, madaama la leeyahay waxaa jira wali meydad yaala halkii uu qaraxa ka dhacay.

Dhab ahaan looma oga in qaraxu u ka dhashay qof ismiidaamiyay ama miino la soo dhigay goobta, laakiin marka la eego baaxada khasaaraha ka dhashay ayeey dadka intooda badan rumeysan yihiin in qaraxu ahaa mid ismiidaamin ah.

Qarax ayaa ku soo beegmay xili magaalada uu ka jiray olale siyaasadeed iyo diyaar-garoow doorasho, waxaana maalmihii ugu danbeeyay ku soo qul qulayay siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo qeyb ka ahaa qorshaha doorashada maamulka gobolka Hiiraan

Wixii warar ah ee ka soo kordha khasaaraha uu sababay qaraxan waan idin soo gudbin doonaa….

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sat Oct 19, 2013 6:52 am
by SomaliDefenceCouncil
Sometimes I think that Hiiraanonline is owned by a Puntlandi, they reported this attack with great excitement as if it were a good thing, God I really dislike that website.

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sat Oct 19, 2013 7:07 am
by sahal80
Sometimes I think that Hiiraanonline is owned by a Puntlandi, they reported this attack with great excitement as if it were a good thing, God I really dislike that website.
omg @puntlandi :snoop:

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sat Oct 19, 2013 7:18 am
by Bermooda
It shows that Alshaytan is finding Mogadishu impossible to penetrate and so is seeking publicity elsewhere. AUN to those that died and keep dying due to these Kharijites.

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sat Oct 19, 2013 7:19 am
by SomaliDefenceCouncil
It shows that Alshaytan is finding Mogadishu impossible to penetrate and so is seeking publicity elsewhere. AUN to those that died and keep dying due to these Kharijites.
:up:

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sat Oct 19, 2013 8:47 am
by sahal80
It was a suicide attack claimed by al shabaab who said they were targeting "ethiopians"

Both the somali pm and the UN envoy have condemned it.

Beledweyne : HN : — Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo lagu bartilmaameedsaday goob maqaaxi ah oo ku taala agagaarka xurunta maamullka gobolka Hiiraan.

Khasaaraha dhimashada ayaa gaaraya ilaa 16 ruux oo u badnaa dad rayid ah, kuwaa oo ay ka mid ahaayeen ganacsato iyo waliba shaqsiyaad kale oo siweyn looga garanayay magaalada, waxaana ka mid ahaa dadka ku dhintay qaraxa gabar lagu magacaabo Farxiyo Xirsi oo goobta ku laheyd [Biibito] shaaha laga cabo.

Isbitalka guud ee magaalada Beleweyne ayaa la dhigay dad ka badan 20 ruux oo ku dhaawacmay qaraxa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne, waxaana durbaba soo baxaya cabasho ka soo yeertay howlwadeenada isbitaalka oo sheegaya in dhaawacyada qaarkood aysan waxba ka qaban karin.

Weerarka waxaa fuliyay qof dhalinyarro ah oo sida la sheegay isku soo xiray walxaha qaraxa, kadibna isku dhax qarxiyay goobta maqaaxida ah oo xiligaa siweyn loogu xoonsanaa.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca laamaha nabad-galyada maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadllaya qaraxii labaad ee ismiidaamin ah tan iyo markii laga saaray magaalada Beledweyne maleeshiyaadka Al-shabaab.

Hiiraan Net.

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sun Oct 20, 2013 6:28 pm
by Bermooda
Do they know what clan the suspect was sahal ?

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Sun Oct 20, 2013 7:12 pm
by sahal80
Do they know what clan the suspect was sahal ?
Yeah I know but what has his clan to do with this? He was released three days ago before the attack on damaanad bc of the ciid days. Only 20 locals were killed no single djiboutian or ethiopian were among them. Ethiopians are careful, the would arrive one time every week to get water and these hours the roads are closed except where the local armies and jiboutians are found on.

They can't target them out of the town too bc they have a base on an isolated mountain where no people around them and its in the save north, no al shabaab are around there.

This guy has arrived at a biibito behind the official stations not infront of them so he only killed the locals.

Re: al shabaab targets restaurent in baladweyne

Posted: Mon Oct 21, 2013 1:20 am
by Bermooda
Do they know what clan the suspect was sahal ?
Yeah I know but what has his clan to do with this? He was released three days ago before the attack on damaanad bc of the ciid days. Only 20 locals were killed no single djiboutian or ethiopian were among them. Ethiopians are careful, the would arrive one time every week to get water and these hours the roads are closed except where the local armies and jiboutians are found on.

They can't target them out of the town too bc they have a base on an isolated mountain where no people around them and its in the save north, no al shabaab are around there.

This guy has arrived at a biibito behind the official stations not infront of them so he only killed the locals.
Just wondering. Why am i hearing nearly 10 Ethiopians died :?: