Moderator: Moderators
“Xamar baa loo yaacayaaye Xamar ma Qurbaa, hada waxaa la’iisheegay mar aan Nairobi tagay dhalinyarta Hodheelada Xamaroo dhan ka shaqaysa ineey yihiin kuwii reer Somaliland” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.
Besha waxa lagu tiriyaa dadka ugu horeeyay ee dalka keenay ama soo celiyay adeegyada daruugi ah ama lagama maar maanka ah sida isbtaalada, Sida hooyada & dhalanka Banaadir, Shifo Hospital hurwaa, Dawoyinka, xawaladaha, olompic korontada, waxaa si weyn loogu xasuusan karaa Shirkadaha isgaarsiinada Interneyada sida: global internet, stanard internet, beesha waxa kaloo aan ku xasuusan karnaa dadkii ugu horeeyay oo keeno qalbaka ey dadka ku xiriiraan tan markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliyeed taasoo bulshada soomaaliyeed aad ugu riyaaqday furida shirkadaha telefanada TELCOM SOMALIA iyo Nationlink waxey beesha ka shaqeysay sara u soo qaadida iyo hormarka ummada soomaaliyeed tan iyo markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliya.
WHo the fok is that?^^
olympic money transfer owned by you guessed it ayr
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Jabuutawi and 47 guests