Buu yiri ninkii Carabka aha oo Somaalida u fiirsaday , hada khaladka oo dhan ninkan asagaa leh tan iyo maalintii ninkan madaxweyne ku sheega ah uu magacaabay , wax alla waxuu u yeeriyo buu ka yeelayay oo amarkiisa buu qaadanayay , waana arin khaldan oo Dimuqraadiyada kasoo hor jeeda , madaxweynuhu wa inuu magacaabo oo shaqada u dhaafo , PM kii buu magacaabay , dabadeedna wuxu ku yiri nimankaas iyo naagahaas baan wata oo raba ee Wasiiro u magacaw , dee maantana wasiiradii wa ayaga madaxweynaha la saftay , ileyn awalba asaga meesha keenaye oo taas khalad kuma laha , marka su'aashu waxa waaye PM goormu hurdada ka kacay? muxuuse isu ceebeyey oo markii horeba runta u sheegi waayey oo xilka u diidi waayey , sidii gabadha Bangiga loo dhiibayba ay uga Danqatay wax yaabaha foolxumada ah ee ay madaxweynaha iyo dadka uu wato ay ku dhaqmayaan , arimahaas oo dhan oo ka fog nidaamka , kaladamaynta iyo in lagarto meesha in Umada Somaliyeed oo dhan loo adeego , ee aan afkana laga oran erayo fiican musuqmaasuq iyo nidaam xumana aan meeshalaga wadin HAL XARANI NIRIG XALAALA MA DHASHO oo waxad mooda nidaamki madaxweynaha markii hore lagusoo doortayba inuu khaldana kaas oo dad badan oo goobta joogay ay cadeeyen in lacago bada oo laaluush lays dhaafsaday , marka Baarlamaan ku sheegu wa inuu meesha ka kaco oo NINKA LOO BAAHANYAHAY IN XILKA LAGA QAADO INUU YAHAY MADAXWEYNAHA , OO BAARLAMAANKU WA INUU KHALADKII HORE OO DHACAY OO NINKAN LAUSOO DOORTAY SAXO , HADII KALE INTAAS SAAS BAYNU ISUGU DABO WAREEGAYNA , WADANKA IYO DADKUNA WADADA KHLDAN OO BURBURKA U KEENAYSA BAY KUSOCON.
wABILLAH TOWFIIQ.