see @00:30Shirkan ayaa Waxaa isugu Yimid Waxgarad Siyaasin iyo Xildhibaano kaso Jeeda Degaanka uu Dagaalka Kadhacay Gaar ahaan Beelaha Direed Waxay edeeyn Xoogan usoo Jeediyeen Ciidamada Mileriga Gaar ahaan Saraakisha Hogaaminaysa Dowlada Waxay Madaxda Dowlada Ugu Baqeen in ay ka Hadlaan Dagaladaas Hadii Kale ay Qaadi Donaan jawaab Deg Deg ah.





