Somalia 10 Sano iyo 10 Raysal-Wasaare!!
Dawladii Carta Cabdi Qaasim
1 Cali Khaliif Galaydh
2 Xasan Abshir Faarax
Dawladii Abdulaahi AHUN
3 Ali Mohamed Geedi
4 Nuur Xasan Xuseen
Dawladii Sh Shariif
5 Omar Abdirashid Ali Sharmake
6 Mohamed Abdulahi Farmajo
7 Cabdiweli Mohamed Gaas
Dawlada Xasan Sh Mohamud
8 Cabdi Saacid Shirdoon
9 Iyo Ka Hadda La Magacaabi Doono
10 Iyo Ka U Danbeeya Ee Dawladu Ku Dumi Doonto.
Dareennada jacaylkee wadnaha daaray halistiisa
Dadaal waan jeclaa inaad markale dawlad hanataaye
Doqon yahay ka carar meeshan aad dadarta ruugeyso.






