HG oo Hub ka dhacday AMISOM
Posted: Thu Dec 05, 2013 10:23 am
Habargidir oo Hub ka dhacday AMISOM
Maamulka Ximan Iyo Xeeb ayaa waxa ay shegen in ay gacanta ku dhigeen gawaari la sheegay in ay hub u sideen ciidamada AMISOM ee iyagu fadhiisinka u ah magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiraan.
Maamulkasi waxa uu sheegay in ay wadaan baritaanka ay ku hayaan gaarigaasi ayna dib u la soo hadli doonan warbaahinta.
AMISOM iyadu ma aysan ka hadal warkaasi kasoo yeeray maamulka XIMAN iyo Xeeb.
http://www.buraannews.com/buraan/saanad ... la-qabtay/

hana ceebeen waryeeeeeh