Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal Khasaaro sababay.
Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii Kooxo ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku ekeeyeen Fariisimo ay Ciidamada Maamulka Jubba ku leeyihiin Magaaladaasi.
Lama Oga Khasaaraha dhabta ah ee uu geystay dagaalkaasi, balse dagaalka kadib ayaa waxaa Gudaha Magaalada Howl gallo xoogan ka billaabay Ciidamada Maamulka jubba kuwaasi oo aan la ogeyn cidda lagu soo qabtay.
Inta badan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa weeraro khasaaro sababa ka geysta dagaalyahanno ka tirsan Ururka Al Shabaab.
Every night there are attacks on the Kenyan fufu occupiers and their stooges.



