SNM oo labo kooxood u kala jabay!
Daawo Video: Faysal Cali Waraabe " Soomaaliya aynu nahay Ceebtii Siinlaanyo ee Jigjiga wayna Saamaysay iyo Xaqiiqda Jirta oo uu kashifay
Faysal Cali Waraabe oo kamida Siyaasiyiinta Somaliland ayaa Wuxuu Kashifay Xaqiiqda Dhabta ah ee Haatan Ka Jirta Maamulka Somaliland wuxuuna Sheegay Inaan Dadka Been Loo Sheegin Lana Odhan waanu Idin Xoraynay, Aan waxba ka Danbayn.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ee Soomaaliland ayaa hadalkaasi uu saxaafada u jeediyey ku noqonaysa jab xoogan xukumada maamulka Somaliland ee Siinlaanyo hogaaminayo.
HALKANI KA DHAGEYSO COD
Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay Inaan Layska Dhegatirin Soomaliya, Ayna ku Qasban yihiin Soomaliya, Wuxuuna Sidoo kale Sheegay Arimo Badan oo Dhowr Ah.
Dhinaca kale wuxuu Ka Sheekeeyay Fool Xumadii Kaga Dhacday Axmed Siilaanyo Magaalada Jig Jiga, Sidoo kale Kashifay Arimo kale oo Xaqiida ka Turjumaya.





