The reality on the Ground HG has no match in Sh. hoose..
The terrorist groups have lost Lambar50 and attacked a village muuri and then pushed back.. they have no morale or weapons to continue.
Audio..Wararka saaka an ka helayno deegaanka Muuri oo ku dhaw lambar Konton ayaa shegaya in Dagaal Xoogan oo kasocda isla markaana saaka uu ka bilowday.
Dagaalka ayaa u dhaxeeya sida dadka degaanka ay shegeen Labo Maleeshiyo Beleed,isago dagaalka si Xogaystay.
Deegaanka Muuri waxa uu ku yaallaa afaafka hore deegaanka lambar Konton ee gobolka Shabellaha hoose waxaana dagaalka uu yahay mid la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.
Ciidamo beeleedkii laga qabsaday deegaanka Lambar Konton shalay gelinkii dambe ayaa waxay saaka aroortii weerar ku qaadeen ciidamada kasoo horjeeday waxaana si toos ah dagaalka uga socdaa tuulada Fadhi Muuse oo Muuri iyo KM50 udhaxeya.
http://saadaalnews.com/2013/12/17/dhaga ... ar-konton/






