Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

PM Cabdiwali visit poorly ill Cabdi Tahliil Warsame -pics

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12261
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

PM Cabdiwali visit poorly ill Cabdi Tahliil Warsame -pics

Postby XimanJaale » Sat Dec 28, 2013 11:31 am

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Cabdiwelli Sheekh Axmed ayaa noqday masuulkii ugu sareeyay ee booqda Fanaanka wayn ee Cabdi Tahaliil Warsame oo ku dhibaataysan magaalada Muqdisho muddo dhowr sano ah kaasoo u baahan in loo fidiyo gurmad caafimaad oo dalka dibadiisa ah kadib markii xanuunkiisa wax looga qaban waayay gudaha Soomaaliya iyo qaar kamid ah wadamada dariska.
Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si wayn uga murugooday dhibaatada haysta Fanaanka waxaana uu ka codsaday bulshada Soomaaliyeed inteeda wax haysta inay u gurmadaan Fanaankooda.
“Fankeena Soomaaliya wuxuu kaalin weyn ka soo qaatay wacyigelinta bulshada, waana laf dhabarka horumarka iyo is dhexgalka bulshada, waxaan halkan ka bogaadinayaa dowrkoodii wanaagsanaa” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo salaan diiran u diray dhamaamba Fanaaniinta, Abwaanada iyo howlwadeenada fanka.
Cabdi Tahaliil Warsame wuxuu kamid ahaa Hobaladii Waabari waxaana uu soo qaaday Heeso badan oo iskugu jira Wadani iyo Jacayl, waxaana mid kamid ah heesihiisii ugu caansanaa dhinaca Wadaniga erayadoodii kamid ahaa.
Soomaliya soomaali baa leh
Ninkii kala saar lahoow
Ninkii kala sooc wadoow
Ninkii si xun u fikiroow
Adeey taladii ku seegtay
Sidaad moodeeyso maahan
War hooy soomaalia soomaali baa leh
Sareedo hadii aay ku waarto
Hadeey silic dhib gaaro
Samaanteed iyo xumaanteed
Soomaalia Soomaali baa leh.

Image

Image

Image

Ilaahi caafiyo our legend Cabdi Tahliil amiin


User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: PM Cabdiwali visit poorly ill Cabdi Tahliil Warsame -pic

Postby anzeloti » Sat Dec 28, 2013 11:49 am

Yaa Allah this pictures are so heartwarming yet so sad :cry:

it is difficult for me to see Cabdi Tahliil one of our greatest singers a living legend in this conditions.well done Mr Prime Minister :up: :som:

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17140
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: PM Cabdiwali visit poorly ill Cabdi Tahliil Warsame -pic

Postby X.Playa » Sun Dec 29, 2013 6:34 pm

Iam glad he is dying slowly , rotten in hell faqash, at least the Axmed Gacayte who you spied on died with diginty..


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 6 guests