Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somali government arms military

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Somali government arms military

Postby hydrogen » Tue Jan 14, 2014 1:17 am

Image
Image
Isniin, Janaayo 13, 2014 (HOL) — Taliska ciidanka xoogga Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu horreysay ee gudaha lagu tababbaro maanta qalabeeyay, iyadoo saraakiisha ciidamadu ay kula dardaarmeen ciidamadaas inay ka qeyb qaatan howlgallada amniga lagu soo celinayo iyo dagaallada lagula jiro Al-shabaab.

Ciidamadan ayaa loo dhammeystiray dhammaan qalabkii iyo gaadiidkii ay ku howlgeli lahaayeen; waxaana la marsiiyay nidaam cusub oo loogu talo-galay in lagu ogaado askariga ciidamada ka tirsan ee hubka la siiyay, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen munaasabaddii lagu howl-gelinayay ciidamadan ka tirsan milateriga Soomaaliya, taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi iyo saraakiil ajnabi ah.

“Waxaa la idinka doonayaa inaad ka qaybqaadataan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo dadaallada nabadda lagu adkeynayo,” ayuu taliyuhu ku yiri ciidamadaas, isagoo intaas ku daray in looga baahan yahay ciidamada in ay ka fogaadaan kuwa sida qaldan u istcmaala direyska ciidanka.

Saraakiishii tababray ciidamadan ayaa ammaanay sida wanaagsan ee ay u tababarteen ciidamadan, waxaana ciidamadan noqonayaan kuwii ugu horreeyay ee dalka gudihiisa lagu tababbaro, iyadoo loogu magic-daray Cali Boobaaye laba, magacaas oo ay lahaayeen ciidankii ugu horreeyay ee lagu aasaasay ciidamada xoogga dalka.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa tan iyo sannadkii hore dadaal ugu jiray in ciidamada xoogga dalka lagu tababbaro gudaha dalka, iyagoo sheegay in ciidamada dalka lagu tababbaro ay awood u yeelan doonaan inay adkeynta nabadda ka shaqeeyaan.

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: Somali government arms military

Postby Bermooda » Tue Jan 14, 2014 4:13 am

Not only that but they have started to introduced a new system that will keep tab on the soldiers and their weapons :up:
Ciidamadaan ayaa loo dhammeystiray dhamaan qalabkii iyo gaadiidkii ay ku howlgeli lahaayeen waxaana la marsiiyay nidaam cusub oo loogu talagalay in lagu ogaadoo askarigii ka tirsan ciidamada xoogga dalka ee lasiiyay hubkii uu qaranka ugu adeegi lahaa, waxaana munaasabaddii lagu howlgelinayay goob joog ka ahaa Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Sareeyo Guuto Daahir Aaden Cilmi iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka.
Image
Image
Image
Image
Image
http://radiomuqdisho.net/taliska-ciidan ... a-sawirro/


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 23 guests