Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dowlad Ku sheega hit by another khilaaf

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Dowlad Ku sheega hit by another khilaaf

Postby AhlulbaytSoldier » Thu Jan 16, 2014 4:35 pm

Wararkii ugu dambeeyay Is mari-waaga ka taagan magacaabista Golaha Wasiirada


Is mari waa adag ayaa ka taagan magacaabista Golaha Wasiirada, iyadoo saacado ay dib ugu dhaceen xafladii la filayay in galabta lagaga dhawaaqo liiska Golaha Wasiirada,

Warar laga helayo Madaxtooyada oo ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha kulan albaabada u xirnaa oo saacado badan qaatay uu dhex maray.

Wararka ayaa sheegaya in la isku haayo xubno ka mid ah Golaha Wasiirada oo gadaal looga soo daray, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in Ra'iisul Wasaaraha uu diidan yahay xubno uu Madaxweynaha wato.

Inkastoo goor sii horeysay Ra'iisul Wasaaruhu la kulmay xubnaha magaacaban ee Golaha Wasiirada, ayaa waxaa uu kulankan ahaa mid uu wareysi la yeelanayay, isla markaana is weydaarsanayay talooyin la xiriira shaqada.

Hase ahaatee kulankaas oo la filayay in marka uu soo dhamaado in Xaflada la isugu yimaado ayaa waxaa kulan albaabada u xirnaa u bilowday Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha.

Laakiin goor dhoweyd ayaa la sheegay in Ra'iisul Wasaaraha C/wali Sheekh Axmed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha, waxaana uu haatan kula kula leeyahay Xarunta Villa Hargeysa Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof, Jawaari.
Xildhibaano, siyaasiyiin iyo wariyeyaal ayaa ku sugan xarunta Madaxtooyada, kuwaasoo sugaya magacaabista, waxaana xaalka magacaabista Golaha Wasiirada u muuqdaa mid mugdi ku jira, oo ay wali la isku mari la'yahay.

Mid ka mid ah wariyeyaasha ku sugan gudaha Madaxtooyada ayaa soo sheegaya in xaalada aad u cakiran tahay, isla markaana dadka ku sugan hoolka xaflada ka dhaceyso ay taagan yihiin jactad, maadaama ay saacado dib uga dhacday ku dhawaaqistii Golaha Wasiirada.

Xarunta Madaxtooyada ayaa ushii kor loo tuura aysan dhul dhaceyn, waxaana aad looga hadal hayaa is mari waaga ka taagan magacaabista Golaha Wasiirada iyo dib u dhaca ku yimid saacadihii la filayay in lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada.




The Amisom guarded socalled Govt cannot even agree on ministers so how do they want to govern the country?

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25242
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Dowlad Ku sheega hit by another khilaaf

Postby original dervish » Thu Jan 16, 2014 4:37 pm

Errrm.....maybe they're not interested in governing.....just lining their pockets.
Just a thought.

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Dowlad Ku sheega hit by another khilaaf

Postby AhlulbaytSoldier » Thu Jan 16, 2014 4:38 pm

This post was made by original dervish who is currently on your ignore list. Display this post.
Go away monkey


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 26 guests