Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby hydrogen » Sat Jan 18, 2014 6:19 am

Tan iyo markii uu xilka Madaxweynenimada ku guuleeystay Hassan Mohamud Alasow waxaa hoos u dhacay awoodii saami qeybsiga ee beesha HABARGIDIR ku laheyd dowladda dhexe ee Somalia.
Sida taariikhda ku qoran labada beel ee Hawiye ugu tirada badan ,uguna tunka weyn waa HABARGIDIR iyo ABGAAL.
Laga soo bilaabo Abdiqasim Salaad Hassan markii uu Madaxweynenimada ku guuleeystay ilaa Shariif Sheekh Ahmed waxay labada beelood lahaayeen xeer ku saleeysan awood qeybsi.
Abdiqaasim Salaad wuxuu Wasiirka Arrimaha gudaha ka dhigay Dahir Dayax oo u dhashay beesha Abgaal,wuxuu sidoo kale Abgaal Cismaan siiyay jagooyin Wasiiro iyo ku xigeeno.
Abdullahi Yusuf Ahmed markii uu Madaxweyne noqday wuxuu Ra’isulwasaare ka dhigtay Cali Mohamed Geedi oo beesha Abgaal u dhashay.
Cali Geedi oo fulinaya xeerka awood qeybsiga ee labada beelood wuxuu Ra’isulwasaare ku xigeen ahna Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia ka dhigay Hussein Mohamed Farah Caydiid oo HABARGIDIRA.

Markii Hussein Caydiid laga qaaday xilka waxaa xilkiisii loo magacaabay Mohamed Mohamud Gacmadheere oo u dhashay beesha HABARGIDIR.
Nuur Cadde markii Ra’isulwasaaraha loo magacaabay wuxuu Wasiirka Arrimaha gudaha ka dhigay Mohamed Mohamud Gacmodheere,sidoo kalena bilooyin kadib wuxuu Nur Cadde Wasiirka Warfaafinta iyo Ra’isulwasaare ku xigeen u magacaabay Ahmed Cabdi Salaan oo Habargidira.
Shariif Sheekh Ahmed oo beesha Abgaal u dhashay markii uu Madaxweynenimada Somalia ku guuleeystay wuxuu Ra’isulwasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxuu Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka u magacaabay Cabduqaadir Cali Cumar oo beesha Habargidir u dhashay.
Mohamed Cabdullahi Farmaajo markii Ra’isulwasaare laga dhigay wuxuu Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka u magacaabay Cabdishakuur Shekh Hassan oo u dhashay Habargidir.
Wasiir Cabdishakuur markii la dilay waxaa xilkiisii loo magacaabay wiil uu Sheekh Mohamud dhalay oo lagu magacaabo Cabdi Samad Macalin Mohamud Sheekh Hassan.
Markii Cabdiwali Gaas noqday Ra’isulwasaare waxaa xilkii dib loogu magacaabay isla Wasiir Cabdi Samad Macalin Hassan.
Hassan Mohamud Alasow markii uu Madaxweynenimada ku guuleeystay wuxuu Ra’isulwasaare u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid}.

Ra’isulwasaare Saacid wuxuu Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka u magacaabay Cabdikariim Hussein Guled oo beesha Habargidir u dhashay balse ka tirsan Urur diimeedka Damu jadiid,uuna adeer yahay Madaxweyne Garguurte.
Mudadii Cabdikariim Guled hayay xilka Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka waxaa lumay awoodii beesha Habargidir ,waxaana indheergaradka beesha lagula kacay tacadiyo iyo gefaf bahdilaad u dhigmay.
Habargidir kama jawaabin gefafkaas,waxaana falalkii dhacay oo dhan laga dhaxlay in xilkoodii awood qeybsiga loo magacaabo nin u dhashay beesha Xawaadle,iyadoo beelweyntii Habargidir la siiyay Wasiirka Amniga Qaranka oo aan la ogeyn wuxuu ka dhigan yahay.
Habargidir mudo dheer waxay u dagaalameysay inay qabtaan talada sare ee dalka sida Madaxweyne ama Ra’isulwasaare hasse yeeshee waxay afar iyo labaatan sano kadib maanta waayeen kursigii Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia.
Wasaaradaha ugu waaweyn Xukumadda waxay kala yihiin:-
1-Wasaaradda Arrimaha gudaha,waxaa la siiyay Xawaadle Hawiye.
2-Wasaaradda Maaliyadda waxaa la siiyay Ogaadeen ,Daarood
3-Wasaaradda Gaashaandhiga ,waxaa la siiyay Jilible Raxanweyn
4-Wasaaradda Arrimaha dibadda,waxaa la siiyay Gadabuursi ,Dir.
Madaxweyne Garguurte iyo kooxdiisa Damu Jadiid waxay Habargidir u heleen maqaarsaar ku qanacsan xilkii loo magacaabo,isagoo aaminsan qadiyada guud ee Xarakadooda.
Abgaal Cismaan waxay ku fadhiyaan sanadahii ugu dambeysay kursiga Madaxweynenimada iyo Ra’isulwasaaraha.
Habargidir Xilsare waxaa ugu dambeeyay Cabdi qaasim Salaad.?
Dowladda Somalia waa Federal, Habargidir waxay degaan Galgaduud,Mudug,Hiiraan,Shabeelada hoose,Jubooyinka iyo Sool.hadana waxaa mudnaan laga siiyay beel degta degmooyin ka tirsan hal gobol.
Guuxa beesha Habargidir wuxuu ku saabsanaa maanta rajo laga qabo inuu is casilo Wasiir Cabdikariim Guled hasse yeeshee taas aniga kuma riyoon.
Hadii xaalku sidaas yahay ? maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday?
Jawaabta kama hordhacayee Habargidir iyo adeerkood baan ku daayay,waana loo joogaa?

By Dahir Alasow
Email: dahir.alasow@waagacusub.net
http://waagacusub.info/articles/88/Faal ... aan-mooday

User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby Vivacious » Sat Jan 18, 2014 6:35 am

Anything Daahir Calasow says :arrow:

fiiltare
Posts: 245
Joined: Sat Oct 25, 2003 7:00 pm
Location: FIILTARE, BAARTA MUQA DHEER

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby fiiltare » Sat Jan 18, 2014 6:39 am

All I C is Calaacal iyo Cantaataq iyo Caloolyoow. Wasaaradda Arimaha Gudaha waa wasaarad Soomaaliyeed horeyna Qabiilaad badan u haayey hadana loo dhiibey ee calaacalka kala tag meesha habaryahay calawasaadka badan.

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17372
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby FarhanYare » Sat Jan 18, 2014 7:50 am

wagacusub and their bs :down:

hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby hydrogen » Sat Jan 18, 2014 8:07 am

wagacusub and their bs :down:
Go and read your GaroweOnline then.

hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby hydrogen » Sat Jan 18, 2014 8:09 am

Anything Daahir Calasow says :arrow:
This article is the truth.

Tonymontana11
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 342
Joined: Tue Dec 24, 2013 4:52 pm

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby Tonymontana11 » Sat Jan 18, 2014 8:15 am

nigga your trying to hard to get accepted.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby sahal80 » Sat Jan 18, 2014 8:25 am

Yes traditionally it was a hg post in the history of tfg however Hg iyo hawadle have exchanged before some posts like the national security, national planning and international cooperation, hidaha iyo tacliinta sare. What is new is hawadle having the interior post bc the regime want to make a change in the home policies, some thing you failed before!.
Last edited by sahal80 on Sat Jan 18, 2014 8:27 am, edited 1 time in total.

hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby hydrogen » Sat Jan 18, 2014 8:27 am

TonyMontana aka Warsheikh aka the girl pretending to reer Xamar aka Anzeloti

Accepted by who?

Tonymontana11
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 342
Joined: Tue Dec 24, 2013 4:52 pm

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby Tonymontana11 » Sat Jan 18, 2014 8:33 am

:pac: @ me being anzeloti gtfoh.

You know what i mean.

hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby hydrogen » Sat Jan 18, 2014 8:34 am

No I don't know what you mean at all. Don't say some vague shit and think you're cool.

Tonymontana11
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 342
Joined: Tue Dec 24, 2013 4:52 pm

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby Tonymontana11 » Sat Jan 18, 2014 8:35 am

ok.

hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby hydrogen » Sat Jan 18, 2014 8:36 am

Cunt :arrow:

Tonymontana11
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 342
Joined: Tue Dec 24, 2013 4:52 pm

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby Tonymontana11 » Sat Jan 18, 2014 8:37 am

habartada buufkeed ma kasee? :pacspit:

User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Maalmahii Habargidir miyaa dhamaaday mise waan mooday

Postby Vivacious » Sat Jan 18, 2014 8:37 am

Anything Daahir Calasow says :arrow:
This article is the truth.
There is no more 4.5. We moved on. This deluded imbecile wants inuu dadka isku diro. Nacas dheh. :x


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 23 guests