the lebanese television media al mayaadeen covers puntland
Daawo Warbixino uu Telefishinka Lubnaan ka diyaariyey Puntland
Televisionka afka dheer ee Al mayaadeen ayaa maalmahan Warbixinoka diyaaranayey Puntland, Warbixinta ayaa ah mid taxane ah oo Telefishanku dhowr qaybood u qabioyey , Al Mayaadeen TV waa Channel afka caribiga ku hadla oo xaruntiisu tahay Beirut Lubnaan, waxa lagu naanaysa anti-Al jazeera channel madaama oo tartan ka dhexeeyo labadadooda, aad ayaana dunida carabta looga daawada.
Video-gaan hoose waa Dekada Bosaso
Videogaan hoose waa Suuqa Luubaanta
Video-gaan hoose waa Maxjarka Bosaso