Tartan ay soo qaban qaabiyeen ururka Ardayda Jaamacada Bariga Afrika faraceeda magaalada Buuuhoodle ayaa loo qabtay ilaa 4 dugsi sare oo kuyaala magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Dugsiyada Tartanku dhexmarayey oo kala ahaa, Hawd, Samatar Baxnaan, Furqaan & Shaxda School, ayaa dhamaantood muujiyey akhaaag, deaal dheeri ah & dhiiranaansho.
Ciyaarta kama danbaysta ah oo dhexmartay Shaxda Secondary Sxchool & Hawd, waxaana guushu raacday dugsiga sare ee Hawd Secondary School Buuhoodle. Munaasibad Tartanka lagu soo afmeerayo ayaa lagu qabtay qaybta sare ee Hotel Cabbdigurey Palaza, waxaana halkaa abaalmarino la gudoonsiiyey arydayda Hawd ee ku guulaystey Tartanka.












































isn't this guy faroole's bodyguard? now that faroole is no longer in power, does he still have a job? 



























































some of the girls in the audience + the hosts. 









































































































































