Page 1 of 3
Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland.....
Posted: Mon Feb 03, 2014 6:05 am
by oxymoron
Xubno kasoo goostay Soomaaliland oo Garoowe lugu soo dhaweeyay.
3. februar 2014
APL
Waxaa Maanta Magaalada garoowe ee caasimada dawlada Puntland gaar ahaana Deegaanka Tukoraq lugu soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Laascaanood ee Soomaaliland Maamusho.
Wasiirka ganacsiga Puntland oo kasoo jeeda Gobolada SSC & Xubno kale oo ka tirsan Wasiirada & Baarlamaanka ayaa ka qayabgalay soo dhawaynta Masuuliyiinta, waxaana la sheegay in ay kusoo dhawaadaan Gacmo Furan.
Wasiirka ganacsiga Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa sheegay isaga ooka hadlayay Munaasbada soo dhawaynta inay hawlaha ay sii soconayaan ayna Soomaliland dhulkooda ka Xorayn doonaan.
Waxaa uu sheegay in Xubnahaan Maanta isisoo dhiibay aysan noqonayan kuwii ugu dambeeyay ee ay yihiin kuwii ugu horeeyay sida uu hadalka u dhigay Soocade Wasiirka Ganacsiga dawlada Puntland.
xafiiska wararka APL, Garoowe.
http://www.allpuntland.com/2010/anmview ... a=3719&z=1
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 6:08 am
by oxymoron
Rajada ay dib ugu soo noqonayso magaaalada Laascaanood Gacanta Puntland oo bilowday
Xildhibaano ka tirsanaa Golaha deegaanka degmada Laascaanood oo kaso goostay maamulka Soomaaliland ee sanadkii 2007 qabsaday degmada Laascaanood ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.
Xildhibaanadan oo lagu kala magacaabo Cabdilaahi Dhigaale iyo Mukhtaar Mahad ayaa Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Puntland ay kaga hortageen deegaanka Tukaraq ee Puntland.
Talaabada Xildhibaanadan ay ku yimaadeen Puntland ayaa imanaysa xilli maamulka cusub ee uu hogaanka u hayo Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shaqaynayo muddo ku siman bil.
Dowlada Puntland ayaa cod dheer ku sheegtay in Ajandayaasheeda Siyaasadeed ay qayb ka tahay Shir wayne ay isugu keenayso Beelaha daga Gobolada Sool iyo Cayn,si taasi ay horsed ugu noqoto dib uso celinta degmada Laas-caanood ee Gobolka Sool.
Waa markii ugu horaysay oo Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka degmada Laascaanood ay uso goostaan Gobolada Puntland.
www.puntlandi.com.
http://puntlandi.com/rajada-ay-dib-ugu- ... -bilowday/
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 6:16 am
by abdikarim86
You are gonna need more than defections to PL
to make Laascaanood come under your state Lady Nas.
You need to fight to get Laascaanood back and we all know
dhabacyos are not capable of such things Ya Lady Nas Binti Crossdresser
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 6:17 am
by BigBreak

probably two ladynas maJAREERten fags in disguise lmao besides the ppl of l.a. are fully behind

and are not interested in fairytales aka somaliweyn
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 6:22 am
by STARKAST
Funny beesha isaaq actually think they can rule a foreign clan they hate and despise. This is why SL defies the law of logic hence 25 years of ??
This was inevitable, awdal state soon.
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 6:31 am
by BigBreak
^ nothing happened, wake up girl
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 6:38 am
by oxymoron
Reer Laascaanood , Are And Were Always In Charge Of Laascaanood. It Was Only Misguided Politics From Caasimada Puntland Ee Garowe, That Has Led To It's Detour.
As The New Leadership Has Emerged And Corrected Puntland Politics, So Are The Independent Leadership Of Our Beloved City In The North.
As I Have Been Saying For Years Since 2007, Laascaanood Issue Was An Internal Political Issue.
2014 Year of Reality Check. 
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 7:00 am
by oxymoron
You are gonna need more than defections to PL
to make Laascaanood come under your state Lady Nas.
You need to fight to get Laascaanood back and we all know
dhabacyos are not capable of such things Ya Lady Nas Binti Crossdresser
Dumb German-slut why on earth would I fight Puntlanders in Laascaanood?
Puntlanders Reconcile Their Political Differences.
Your short term bought access and claim to Laascaanood has come to an End.
Soon it will be Access denied, and that will be that. 
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 7:14 am
by skywalker25

Do you think by writing on big letters your nonsense will have substance? Watch this..
Bring AYAN HIRSI THE ATHEIST, IMAN AND HER FAGGOT BOYFRIEND AND EVEN RAISE YOUR TRAITOR BOQOR AND HIS SLUT DAUGHTER FROM THE GRAVE. IT STILL WONT HELP YOU GROW A PAIR OF CAJONES AND FIGHT..
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 7:35 am
by STARKAST

Some people are in need of fluoxetine. Do you think war will bring you recognition, it'll just mean your ass is dragged down to xamar level aka you part of Somalia.
Eydoors have 0 grasp of politics.
Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 7:41 am
by AhlulbaytSoldier
f-king hell!
Putlan can only get back LaasLadyNaasoCaanood by force.

Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 7:54 am
by BigBreak
i fear maJAREERten hartis are gonna get another october 2007 karbashing, maybe another 1991 "genocide" lmao

Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 7:58 am
by oxymoron

Some people are in need of fluoxetine. Do you think war will bring you recognition, it'll just mean your ass is dragged down to xamar level aka you part of Somalia.
Eydoors have 0 grasp of politics.
My uncle says gives iidoors Khat and Beer and they will be waving the Somali flag overnight.
Their not even worthy of a cat fight. They paid millions for their flower flag to be hang in Laascaanood by some savy Puntland businessmen for a short-term period.
Now they think, they took the place by forced from local Puntlanders, they even think they have conquered the place themselves. Yaa Allah.

Re: Breaking News: Laascaanood Peacefully Rejoins Puntland..
Posted: Mon Feb 03, 2014 8:07 am
by Colonel

my darawish people finally back united