

A little better than the last excuse of an invitation.

http://radiomuqdisho.net/wasiirka-arrim ... i-sawirro/Muqdisho, February 09 , 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E. Laurent Kavakure oo ay ka wada hadleen Xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo arrimaha ammaanka dalka.