---after the govt renews its request!
I knew some thing was wrong in here since turkey was planning to encrease their budgetary support for their somali sister party in this year!
Only the Ignorents who don't understand the role of the geopolitics in this world would jump up and down!
Turkish helps you too bc of dam jadid, some of you was even attacking the turkish role in somalia on their media a year ago hada wala qabsadeen
"Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia ayaa sheegey in la qorsheynayo in dib loo dalbado kaalmadaasi maadaama tan hadda la joojiyey ay muddadeeda ku ekeyd bishii December 2013ka.
Sarkaal ka tirsan xukuumadda Somalia oo diiday in magaciisa la xuso ayaa VOA u sheegey in saddexdii bilood ee ugu dambeysey sannadka 2013ka ay dowladdu ku mashquulsaneyd dhismaha gole cusub oo wasiirro. Waxaana taasi ay keentey buu yiri in la haleeli waayo in waqti ku habboon xiriir lala sameeyo Turkiga si sannadka 2014ka loo sii wado kaalmada lagu kabayo miisaaniyadda.
Turkiga waxaa uu mashaariic badan oo dhinaca horumarinta ah uu ka wadaa Somalia. Sarkaal ka tirsan dowladda Turkiga ayaa saxaafadda u sheegey in go’aankaasi hakinta lacgata lagu kabi jirey miisaaniyadda Somalia aaney wax saameyn ah ku yeelan doonin mashaariicda faraha badan ee dalkiisu ka wado Somalia."