What Shabaabi does to the mind: The story of C/raxman Fatxi who killed his close family members-
Cabdiraxmaan ma uusan dilin Ciise oo kaliya ee waxa uu laayay illaaladiisii, waxaana illaalada ka mid ahaa Bashiir Mustaf Maxamed oo ay saaxiibo aad isugu dhow ahaayeen sida ay sheegeen xubno ka tirsan qoyska Bashiir, Bashiir ayaa Cabdiraxmaan u kaxayn jirey gurigooda si ay oga soo casheeyaan, waxayna qoyska iyo qaraabada aamini waayeen in sida ay ugu suuroowdey in uu saaxiibkiisa diley, waxaana la sheegey in xitaa Bashiir oo dhaawac ah uu qoriga la qabsaday Cabdiraxmaan, balse uu dhamaystirey.
Saaxiibnimada ka sokoow labada wiil waxa ay ahaayeen qaraabada isugu dhow ee magaalada isla joogey, halka Ciisana uu la mid ahaa.
Indeed Shabaabi is a deadly drug
