Apparently a militia of Cabdi qeybdiid killed a Wagardhac guy near Saaxo. When will Hawiye stop this moryaanism?
mid kamid ah Aqoonyahanada somaliyeed oo kasoo jeeda degaanada Dagaaladu ay kasocdaan ee Saaxo ee Gobalka Mudug oo lagu magacaabo Cabdikaafi ayaa Baaq Nabadeed kasoo saaray Dagaalada kadhacay Halkaas.
Dhinaca kale Aqoonyahankan ayaa ku eedeyeey Dagaalka Saaxo Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdixasan Cawaale Qaybdiid ,kaas oo uu ku dheegay in Faraha uu kula jiro degaanka isla markasna Dagaalka uu bilaabay,isaga.
Wuxuu kasoo jeeda Cabdikaafi Beesha Wagardhac ,wuxuu shegay in Beesha Cabdiqaybdiid ay cadaysteen In ay dhacaan Hantida shacabka somaliyeed,si an inaba caadi ahayn ayuu aqoonyahankan uga shekeyeey Tarikhda Cabdiqaybdiid iyo waxa uu Asalkiisi hore ahaan jira.




