Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xasan Yacquub oo ku hanjabay in uu weerar ku tagi doono Guri

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17370
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Xasan Yacquub oo ku hanjabay in uu weerar ku tagi doono Guri

Postby FarhanYare » Fri Feb 21, 2014 4:00 am

Ninka u qaabilsan alshabaab Gobolka Galgaduud oo lagu mmagacaabo Xasan Yacquub Cali, ayaa wuxuu ku hanjabay in ay weerari doonaan Magaalada Guriceel ee Xarunta gacansiga Gobolada dhexe gaar ahaana gobolka Galgaduud.

Xasan Yacquub Calioo la hadlay Idaacada Andulus ee ku hadasha afka alshabaab, ayaa hadalkiisa laga dheehan karay cabsi iyo wal wal
Muuqaalka magaalada Guriceel ee Xarunta Ganacsiga G/dhexe.
fara badan oo ka haya ciidamada itoobiya oo dhawaan lagu wada in ay howlgal ka sameeyaan meelaha al-shabaab uga suganyihiin Somaliya.
Hase yeeshee waxay cidkasta ogtahay inta ay u jirto alshabaab in ay weerar ku tagaan Guriceel taas oo markii la eego riya maalmeed lagu tilmaami karo maadaama la ogyahay cashiradii ay shacabka reer galgaduud u dhigeen Al-shabaab.
Horaantii 2008-dii ayey ahayd markii Al-shabaab si xoog ah looga saaray gobolka galgaduud guud ahaan gaar ahaana Guriceel halkaas oo uu ku qabsaday jab aysna wlaigood kala kulmin meel ka mid ah Somaliya.
Waxaa kaloo la ogsoonyahay wixii ka qabsaday Al-shabaab Degmada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka oo weerar ay ku soo qaadeen Al-shabaab ay uga dhimatay hal maalin in ka badan 80 ka mid ah maleyshiyaadkooda.
Ugu danbayntii maahan hajabaada Al-shabaab mid ku cusub dhagaha shacabka reer galgaduud waxayse ula mid tahay wax aan kasoo qaad lahayn maadaama kalsooni fara badan ay iskaga qabaan.
Gobolada dhexe waa halka meel ah ee ka tirsan Somaliya shacabka ku nool iyaga oo aan cidna taageera ka helayn ay iska xoreeyeen Al-shabaab halka muqdisho ay ku suganyihiin kumanan askari oo african ah habeen wlabana shabaab duqayn ak geystaan.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112, SadSayyid and 23 guests