Allaha u naxariiste Waxaa maanta lagu Aasay magaalada kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose Ganacsade Xasan Diiriye oo kamid ahaa Ganacsatada sia aadka ah loga yaqaanay Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo.
Marxuumka ayaa maanta lagu Aasay Duleedka kismaayo,iyadoo Aaskiisa ay ka qayb galeen Ehelka Marxuumka iyo sido kale Masuuliyiin kale.
Ganacsade Xasan Diiriye ayaa Ifka kaga Tagay 8 Caruur ah,iyadoo ila hada Maamulka Axmed Madoobe aysan wax war ah ka keenin dilka Marxuumka oo ay xalay kooxo hubaysan ku duleen Kismaayo.
Xalay ayaa waxaa magaalada laga sameyeey howlgalo Balaaran kaas oo ay ku shegeen Maamulka Jubba in lagu baadi goobayo cidii ka dambeysay dilka ganacsade Marxuum Xasan diiriye.
Killing of innocent civilians keep dragin on in Kismayo
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 77 Replies
- 6863 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 15 Replies
- 2119 Views
-
Last post by Somali_4Life
-
- 11 Replies
- 1924 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 7 Replies
- 1233 Views
-
Last post by rabanam
-
- 9 Replies
- 1367 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 13 Replies
- 1477 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 1 Replies
- 568 Views
-
Last post by union
-
- 39 Replies
- 3469 Views
-
Last post by Navy9
-
- 0 Replies
- 639 Views
-
Last post by afisoone
-
- 15 Replies
- 1151 Views
-
Last post by paperino
