this important district maxaas should have been free for a long time, al shabaab have captured it during the laqanyo administration
its located 70km east of baladweyne, it has borders with ceelbuur-wabxo- in galgaduud east of hiiraan
expect now ceelbuur to fall as the problems with dhuusamareeb have been sorted out
qoryooleey in lower shabelle is close to falling, next will barawe followed by jilib
SNA/AMISOM control now the main road between barawe and qoryoole wich is located west of baraae
another SNA and amisom have left baladweyne in the morning but to the eastren direction capturing some villages around maxaas like tardho.
jalalaqsi will be the only district that remains in al shabaab hands if maxaas was captured.
"B/weyne: HN:- Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom, ay ku sii siqayaan Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo ka dhaqaaqay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxay kaabiga u saaran yihiin Degmada Maxaas, oo ay gacanta ku heyso Al Shabaab.
Labada Ciidan, ayaa duhurnimadii maanta waxay si nabadgelyo leh ay kula wareegeen deegaanka Tardho, oo hoostagga Degmada Maxaas, iyadoo ay goor dhowna ku dhaqaaqeen Degmada Maxaas.
Ciidamadaan, ayaa waxay ku hubeysan yihiin gaadiidka waaweyn ee dagaalada , sidoo kalana waxay wataan hubka ridada dheer ee BM-ka, madaafiicda goobta iyo noocyada kale ee hubka.
Saraakiisha Dowladda ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxay soo sheegayaan in galabta ilaa caawa ay si buuxdo ula wareegi doonaan gacan ku heynta Degmada Maxaas.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan ee Dowladda Cabdi Faarax Laqanyo, ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii sheegay in Maxaas iyo Jalalaqsi, ay la mid dhigi doonaan Degmada Buulo Burde."



