Al-Shabaab ayaa shegatay weraar galabta lagu dilay Taliyihii Ciidamada Daraawishta Aga Gal-Gala Col.Jaamac Afgaduud Kaas oo ku geeriyooday werarkaas.
Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab cali Dheere oo shir Jaraa”id qabtay ayaa shegay in weraarkaas ay ku dileen Taliye Afguduu,isagoo dhinaca kale ka hadlay weraar is qarxin ah oo lagu qaaday Gadiid AMISOM ay leyihiin kuwaas oo ku sugnaa Duleedka Afhooye.
Marka laga yimaado shegashada Al-Shabaab ee Weraarkaas wali Puntland kama Hadlin
Hoos kadhagayso Cali dheere shirkiisa jaraa”id






