Moderator: Moderators

LOOL hiiraan has 6000, just buloburde has now 500. btw hiiraan SNA is mixed mostly hawadle and jajeele but gaaljecel also are part of it like you have seen the commander amin jiisoow who was killed in the buuloburde attack he is the brother f the well-known mp dahir jiisoow. he was leading that army allah yarhamo.Ninkii xoogleh ayaa maa mulayo Gobolada Dhexe.
maantay Ciidanka ugu Badan waxeey u dhisan yihiin Beesha Ceyr uga yaraan 3000 oo askar hubeeysan ayeey heeystaan oo taageero ka helaayo ciidamada Ethiopia. Ceyr wuxuu kaloo heeystaa 800 oo Police ah.
bilkasta dhoor boqol oo Ciidan iyo Police ayaa Taba bar lasiiyaa.
waxaa kusoo Xigo Galmudug ama Sacad oo iyagana kumanaan Ciidan ah eey diyaar u yihiin oo bishii kasoo dhaafay kaliya kun 1000 askari tababar loo soo dhameeyay
as for Hiiraan or Xawaadle i think they can make or break Hawiye. They are like the backbone of Hawiye today, and without their support Hawiye will never unite. and i think they will Join the future Central region maamul, because the beef between Mudulood and HabarGidir is sorted long time ago and they are united today.
HabarGidir waxeey Hogaanka South Somalia u deeyay Mudulood. Mudulood wuxuu Hogaanka Central Somalia u deeyay HabarGidir.today Mudulood maamul ayuu u sameeyay labada Shabeele.
as for Murusade well they are all alone now. The only support they have is Beesha Waceeysle who gave 20 plus million dollars to Sheekh Cali Dheere yesterday but they won't be supporting them very long.
also this is the numbers of ready to fight well trained Hawiye soilders in Shabeelada Hoose alone. Ku tar ciidanka Lix bilood kasta taba barka loo soo xiro.
more than 3000 former Abgaal militia now turned to Government soilders. Just few weeks ago they took over Wanlaweyn from ciidan ka imaaday Baydhabo. Weey ka saareen oo Baydhabo ayeey Ku celsheen.
almost 2500 Former HabarGidir militia and ex Ciidanka Maxaakiimta now fighting for the Somali Government, 900 of those Ciidan waxeey Ku abtirsadaan beesha Ceyr. The Rest are Mixed Saleebaan, Sacad, iyo wiilasha Geesiyada beelweeynta Saruur.
400 to 500 well trained Xawaadle ciidan from Hiiraan, Shabeelada Hoose iyo Degmada Madiino.
300 Murusade Ciidan oo ubadan wiilashii Maxamed Qanyare iyo Ciidankii eeraboorka Dayniile. Murasadaha Shabelada Hoose intaan weey ka badan yihiin ee most of them are fighting for Alshabaab.
OGAADA TIRADAAN WAA TIRO CIIDAN OO KALIYA OO MA AHAN TIRO SHACAB AMA QABIIL OO AAN OGNAHAY TIRADA DADKA KU ABTIRSADO QABIILADA AAN SOO SHEEGAY EE KU NOO SHABEELADA DHEXE AAY GAARAYAAN 700,000 OO HAWIYE AH.
waxaad kaloo Ku tartaa ciidanka 6 bilood kasta taba barka loosoo xiro.
ciidankaan they Control 70% of Shabeelada Hoose.
Guul Hawiye![]()

i am talking about Shabeelada Hoose. I know Hiiraan has Ciidan badan iyo kuwo taba bar u socdo.LOOL hiiraan has 6000, just buloburde has now 500. btw hiiraan SNA is mixed mostly hawadle and jajeele but gaaljecel also are part of it like you have seen the commander amin jiisoow who was killed in the buuloburde attack he is the brother f the well-known mp dahir jiisoow. he was leading that army allah yarhamo.Ninkii xoogleh ayaa maa mulayo Gobolada Dhexe.
maantay Ciidanka ugu Badan waxeey u dhisan yihiin Beesha Ceyr uga yaraan 3000 oo askar hubeeysan ayeey heeystaan oo taageero ka helaayo ciidamada Ethiopia. Ceyr wuxuu kaloo heeystaa 800 oo Police ah.
bilkasta dhoor boqol oo Ciidan iyo Police ayaa Taba bar lasiiyaa.
waxaa kusoo Xigo Galmudug ama Sacad oo iyagana kumanaan Ciidan ah eey diyaar u yihiin oo bishii kasoo dhaafay kaliya kun 1000 askari tababar loo soo dhameeyay
as for Hiiraan or Xawaadle i think they can make or break Hawiye. They are like the backbone of Hawiye today, and without their support Hawiye will never unite. and i think they will Join the future Central region maamul, because the beef between Mudulood and HabarGidir is sorted long time ago and they are united today.
HabarGidir waxeey Hogaanka South Somalia u deeyay Mudulood. Mudulood wuxuu Hogaanka Central Somalia u deeyay HabarGidir.today Mudulood maamul ayuu u sameeyay labada Shabeele.
as for Murusade well they are all alone now. The only support they have is Beesha Waceeysle who gave 20 plus million dollars to Sheekh Cali Dheere yesterday but they won't be supporting them very long.
also this is the numbers of ready to fight well trained Hawiye soilders in Shabeelada Hoose alone. Ku tar ciidanka Lix bilood kasta taba barka loo soo xiro.
more than 3000 former Abgaal militia now turned to Government soilders. Just few weeks ago they took over Wanlaweyn from ciidan ka imaaday Baydhabo. Weey ka saareen oo Baydhabo ayeey Ku celsheen.
almost 2500 Former HabarGidir militia and ex Ciidanka Maxaakiimta now fighting for the Somali Government, 900 of those Ciidan waxeey Ku abtirsadaan beesha Ceyr. The Rest are Mixed Saleebaan, Sacad, iyo wiilasha Geesiyada beelweeynta Saruur.
400 to 500 well trained Xawaadle ciidan from Hiiraan, Shabeelada Hoose iyo Degmada Madiino.
300 Murusade Ciidan oo ubadan wiilashii Maxamed Qanyare iyo Ciidankii eeraboorka Dayniile. Murasadaha Shabelada Hoose intaan weey ka badan yihiin ee most of them are fighting for Alshabaab.
OGAADA TIRADAAN WAA TIRO CIIDAN OO KALIYA OO MA AHAN TIRO SHACAB AMA QABIIL OO AAN OGNAHAY TIRADA DADKA KU ABTIRSADO QABIILADA AAN SOO SHEEGAY EE KU NOO SHABEELADA DHEXE AAY GAARAYAAN 700,000 OO HAWIYE AH.
waxaad kaloo Ku tartaa ciidanka 6 bilood kasta taba barka loosoo xiro.
ciidankaan they Control 70% of Shabeelada Hoose.
Guul Hawiye![]()
laqanyo is a different reconciliatory governor, he is the first governor to get the support of gaal jecel since col hassan qalaad. in london he was made a party by gaaljecel you also have seen the status of mujahid hassan barsame in baladweyne.

20 million shilin is what i meant.$20 million and 1000s of troops......what's this deluded nigga on?
Moryaan are getting their asses handed to them on a daily basis in S Hoose.

$20 million and 1000s of troops......what's this deluded nigga on?
Moryaan are getting their asses handed to them on a daily basis in S Hoose.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 12 guests