govt takeover of baydhabo conferences!
Posted: Tue Mar 25, 2014 7:12 am
LOOL the three region state and sharif hassan are not a new policy
He has been allied with the govt and this is the reason why he has his own members in the new cabinet!
Sharif hassan is no more than a man who is used by or allied with dam jadid!
The govt can't impose him on the people like that! because there supposed to be a "conflict"! and needs a reconciliation!
Backed by the UN envoy to somalia, the AUs peace and security council has supported the govt to make administrations for the liberated regions
Now the govt, having a full mandate will organize a new conference that will be invited both sides of "baydhabo crisis"
"Xukuumada Somaliya oo war kasoo saartay xiisadaha Baydhabo (XOG aan helnay+DHAGEYSO)
Muqdisho–KNN–Idaacada Kulmiye waxay si gaar ah uheshay warqad kasoo baxday Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Somaliya Dr C/weli Shiikh Axmed Maxamed oo looga hadlay xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan magaalada Baydhabo waxaana warqada ay u qorneyd:
In dhamaan dhinacyada kusugan magaalada Baydhabo looga digayo inay sameeyaan tallaabooyin rabshado leh
In gobolka koox ama qof kasta oo abuura xasilooni daro inay taallaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan.
Dawlada Federaalka Somaliya waxay amreysaa in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM inay qaadaan tallaabo kasta oo muhiim ah oo lagu adkeynayo Nabad gelyada si loo bad baadiyo muwaadiniinta.
Dawlada Federaalka waxay go’aansatay inay qabato shir wadatashi ah ayna kasoo qeyb galayaan hogaamiyeyaasha siyaasada iyo kuwa dhaqanka ee kasoo jeeda Baydhabo kulankaasi dawlada federaalka ayaa hogaamin doonta.
Dawlada ayaa kulankaasi waxay ku dhiseysaa Road map ama qariirad lagu dhisayo maamul kumeel gaar ah ay ku mideysan yihiin seddexda gobol ee kala ah Shabellaha hoose,Bay iyo Bakool.
Dhismaha maamulkaan seddexda gobol loo sameynayo waxa si gaar ah uga qeyb qaadan doona oo xil iska saaraya dadaalkiisa Ra’iisalwasaaraha Somaliya Dr C/weli Shiikh Axmed iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari.
Dawlada Federaalka Somaliya waxay soo dhaweyneysaa taageerada iyo wada shaqeynta Beesha Caalamka ay siineyso dawlada Somaliya si ay uga gudubto xaalada adag ee dalka ka jirta.
Warqadaan kasoo baxday Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Somaliya Dr C/weli Shiikh Axmed Maxamed ee kusaabsan xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan Baydhabo ee gobolka Bay ayaa waxay timid kadib markii mas’uuliyiinta dawlada ugu sareysa ay kulan ka yeesheen arimaha Baydhabo kasoo cusboonaaday.
Labadii maalin ee lasoo dhaafay dibadbaxyo iyo rabshado ayaa ka taagnaa magaalada Baydhabo kuwaas oo salka ku haya khilaaf udhaxeeya maamulada Lixda gobol iyo kan Seddexda gobol ee la doonayo in la dhiso.
Halkaan ka dhageyso warbixin arintaasi kusaabsan waxaana soo jeedinaya Cumar Xasan Cali"

Not official though, speaker jawari will be the centerCouncil encouraged the FGS to establish local administrations and provide security and other essential services to the populations in the areas recovered from Al Shabaab.
Council welcomed progress being recorded in the political process in Somalia and commended the efforts of the IGAD, through its Chair, Ethiopia, the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and the Special Representative of the Chairperson of the Commission for Somalia in supporting the FGS in its efforts towards peace and reconciliation and urged them to continue with their efforts.
Council further encouraged the FGS to develop a political roadmap which will facilitate reconciliation, federalism and the completion of the constitution making process that will pave the way for general elections in line with Vision 2016. Council urged AU Member States and the larger international community to provide the required financial support to the FGS in this regard.