Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby Even123 » Fri Mar 28, 2014 3:49 pm

Eraboorka degmada dayniile oo howlahiisa shaqo dib u bilaabaya

Waxaa dhawan la furayaa eraboorka degmada dayniile kaa oo muda ku xirnaa dagaalada ka jira dalka Soomaaliya

Eraboorka oo maal maha soo socda ka soo degi doonaan diyaaradaha kala gadisan sida kuwa qaadka ayaa hoowl galaayo maalmaha soo socda iyadoona dowlada ay ogolaatay howlaha shaqso ee Eraboorka dayniile

Eraboorka ayaa si qaas ah waxaa u leh Xildhibaan kii hore ee Soomaaliya maxamed Qanyare Afrax iyadoona xiligaan uu bilaabay howlahii shaqo uu u haayo umada Soomaliyeed ee ku nool caasimada Soomaaliya

Eraboorka oo u dhow goobaha gacansiga ayaa furidiisa waxaa iska kaashaday dowlada Soomaliya iyo milkilaha eraboorka iyadoona dhawaan ay ka soo dagi doonto diyaaradii ugu horeysay ee wado qalab kala gadisan
Dhawaan ayey aheyd markii dowlada soomali

Image
Aadan Cade Airport is too Small for Mogadishu – The SFG has started building new Airport in Daynill which will ease the Traffic jam.
A New Somalia is developing state of the art Infrastructures – Roads – Hospitals – Schools – Airports – Hotels and etcs .

:som: :som: :som: :up:

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby Bermooda » Fri Mar 28, 2014 7:30 pm

The 2 Qanyare juniors letting the visitors know whose property it is :wow:

*edited*

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10496
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby AbkoowDhiblaawe » Fri Mar 28, 2014 9:47 pm

According to waagacusub the land is owned by a reer mataan. And some wacbuudhan militia where sent to the AirPort

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby Bermooda » Fri Mar 28, 2014 11:12 pm

link? Watch the video sxb forget Qanyares kids even Dhuxulow is there to enforce this and those soldiers you see came with them.

Ask yourself wouldn't this so called reer mataan owner at least have shown his face and stand next to the minster instead of them let alone speak if he had his own militia with him?

User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby Even123 » Sat Mar 29, 2014 12:44 am

Bro stop always claiming things in the name of your qabiil, sxb that extra airport is there for all Somalis, end off!

User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby TAATIKO » Sat Mar 29, 2014 2:07 am

KASHIFAAD: WASIIRO ka tirsan DFS oo lagu qiyaameeyey qorshe Ina-Qanyare uu wato oo wax lagu dhacayo

Wasiiro ka tirsan dowladda federaalka Somalia, ayaa shalay lagu qiyaameeyey qorshe dhul-boob ah, oo uu wato xildhibaan Cadbi Weli Maxamed Qanyare, oo isku dayaya inuu dib u helo dhul uu horey u xoogay aabihiis dagaal-ooge Maxamed Qanyare, balse dib looga soo celshay.

Cabdi Weli Qanyare, oo aan weli sabrin, ayaa shalay waxa uu deegaanno ka tiran degmada Dayniile geeyey Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiir ku-xigeenka Amniga Qaranka Mudane Ibraahim Isaaq Yarrow, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka Xirsi Aadan Rooble iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan hay’adda Duulista.

Cabdi Weli Qanyare, ayaa ugu sheekeeyey mas’uuliyiinta dowladda Somalia inuu doonayo inuu dib u howl galiyo garoon macmileedkii Dayniile, ee muddo badan uu xoogga ku haystay aabihiis.

Garoonkaasi oo laga sameeyeey dhul laga boobay dad kasoo jeeda beelaha Mataan Cabdulle, ayaa waxa ay dhulkooda dib u heleen, markii Qanyare ay ceyriyeen maxaakiimta Islaamiga ah.

Cabdi Weli Qanyare oo wasiiro geeyey dhulka oo boobayo
Cabdi Weli Qanyare oo wasiiro geeyey dhulka oo boobayo
Si kastaba, Cabdi Weli Qanyare, ayaa dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey dadaal ugu jiray inuu dib u boobo dhulkaas, waxaana dhowr mar qoryo u qaatay dadka dhulkaas lahaa, oo kasoo ceyriyey halkaas, hase yeehee Qanyare ayaa hadda alifay xeelad cusub, isaga oo adeegsanaya dowladda Somali.

Wasiiradii uu halkaas geeyey shalay, ayuu ka dhaadhaciyey inuu doonayo inuu garoonka dib u howl-galiyo, si qorshihiisa uu ugu qariyo, ugana dhigo howl dowladeed.

Qorsheel iyo wasiirada kale ee la socday, marka laga reebo Mustaf Dhuxulow, wax xog ah kama hayaan taariikhda dhulkan oo dhowr mar hadda ka hor la isku dilay, balse uu ugu dambeyn xooggay Qanyare.

Dadka dhulkan iska leh, ayaa lasoo xiriiray Badweyn.com, waxayna uga digeen wasiirada dowladda Somalia ee halkaas tagay in loo adeegsado dhul boobka uu wado Cabdi Weli Qanayre, ayada oo looga dhigayo howl dowladeed.

Waxa ay sheegeen in qorshaha dhul boobka uu wax ka og yahay wasiirka warfaafinta Musraf Dhuxulow, oo Cadbi Weli Qanyare uu ka dhaadhiciyey inuu wasiiradan kale usoo kaxeeyo, sababta oo ah bay yiraahdeen “Maxaa wasiirka warfaafinta ka galay arrintan dhul iyo garroon, haddii aysan mid qabyaaladeysan ahayn?”.

Dadka la isku dayayo in dhulkan laga boobo, ayaa ugu baaqay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Muungaab inuu ka hor-taggo dhul boobka cusub ee uu wado Cabdi Weli Qanyare.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ayaa horey Ina-Qanyare uga hor-istaagay inuu dhulkan boobo, waxaana ay ka codsadeen Muungaab inuu raaco tallaabadii uu qaaday Tarsan.

Waxay ay sidoo kala ugu baaqeen beesha Wacbuudhan iyo beelaha kale ee Muddulood inay u istaagaan, sidii looga hortagi lahaa in reer Qanyare ay mar kale boobaan dhulkan.

Ugu dambeyntii, ayaa dadka la isku dayayo in dhulkooda la boobo, waxay ay Qanyare uga digeen inuu qaado mas’uuliyadda dhib kasta oo ka dhasha dhul boobkiisa cusub.

http://badweyn.com/kashifaad-wasiiro-ka ... u-dhacayo/

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby Bermooda » Sat Mar 29, 2014 6:14 pm

Even123 i wish it worked like that but the reality on the ground contradicts that.

TAATIKO Some unknown sites copying each other doesn't mean it's true. Unless well know sites report this i shall reserve my rights to refuse this nonsense and even if they do it will only make me 50/50.

If we really wanted to take other peoples land we would of done it to the cadcads but instead we are the only one who have never done them any wrong. Do you see us being a governor in none Murusade areas no cos we are people with principles. Never take what is not yours / never harm those who don't harm you :up:

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21318
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile

Postby original dervish » Sun Mar 30, 2014 4:55 am

One could argue.....your people were pushed off the carcass of the .5 by the Hiraab lions. :)


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests