Mogadishu building 1 extra Airport in District Dayniile
Posted: Fri Mar 28, 2014 3:49 pm
Eraboorka degmada dayniile oo howlahiisa shaqo dib u bilaabaya
Waxaa dhawan la furayaa eraboorka degmada dayniile kaa oo muda ku xirnaa dagaalada ka jira dalka Soomaaliya
Eraboorka oo maal maha soo socda ka soo degi doonaan diyaaradaha kala gadisan sida kuwa qaadka ayaa hoowl galaayo maalmaha soo socda iyadoona dowlada ay ogolaatay howlaha shaqso ee Eraboorka dayniile
Eraboorka ayaa si qaas ah waxaa u leh Xildhibaan kii hore ee Soomaaliya maxamed Qanyare Afrax iyadoona xiligaan uu bilaabay howlahii shaqo uu u haayo umada Soomaliyeed ee ku nool caasimada Soomaaliya
Eraboorka oo u dhow goobaha gacansiga ayaa furidiisa waxaa iska kaashaday dowlada Soomaliya iyo milkilaha eraboorka iyadoona dhawaan ay ka soo dagi doonto diyaaradii ugu horeysay ee wado qalab kala gadisan
Dhawaan ayey aheyd markii dowlada soomali

Aadan Cade Airport is too Small for Mogadishu – The SFG has started building new Airport in Daynill which will ease the Traffic jam.
A New Somalia is developing state of the art Infrastructures – Roads – Hospitals – Schools – Airports – Hotels and etcs .