Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

UAE trains security and bodyguards at villa somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21043
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

UAE trains security and bodyguards at villa somalia

Postby sahal80 » Sat Apr 05, 2014 6:49 pm

Atleast we got a link now!
"iyadoo dib u hagaajineysa Dhismayaasha Madaxtooyda Soomaaliya"

I have being posting this pic for 4 months!
Basically the UAE will re-construct hassan sheekhs palace with two helicopters
Image

"Waxaa Dalka dib ugu soo laabtay ciidamo gaar ah iyo Saraakiil lagu soo tababaray dalka Imaaraatka Carabta. Ciidammadaas oo loo soo tababaray ilaalinta Madaxtoyada Soomaaliya iyo goobaha kale ee muhiimka ah ee Caasimmadda.
Tirada ciidankan sida gaarka ah loo soo tababaray ayaa waxay gaareysaa 58 askari oo ay ku jiraan dhowr Saraakiil sar sare ah, waxayna ku soo qaateen dalka Imaaraatka Carabta tababar socday muddo labo Bilooda ah.
Ciidamadan iyo Saraakiishan oo la socday Diyaarad gaar ah oo ka soo qaaday dalka Imaaraatka Carabta ayaa waxaa Gegida Diyaardaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Saraakiil ciidan iyo Madax ka tirsan Safaaradda Dowlada Imaaraatka Carabta ee dalka Soomaaliya.
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdi Muxumed Axmed oo ka hadlay Munaasabaddi soo dhaweynta ayaa u mahadceliyay Dowladada Imaaraatka Carabta kuna ammaanay taageerada dhinac walba leh ee ay la garab taagan tahay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.
“ Anigoo ku hadlaya magaca Madaxtooyada Soomaaliya waxaan aad uga mahadcelineynaa taageerada Dowladda aan Walaalahanahay ee Imaaraatka oo nala garab taagan mar walba Taageeradda xaga Dhaqaalaha, xaga Siyaasadadda iyo xaga ciidamadda intaba” ayuu yiri mudane Cabdi Muxumed Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada.
Waxa kale oo uu Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada uu kala dardaaramay Ciidanka iyo Saraakiisha soo dhammeystay Tababarka in ay si hufan uga soo dhalaalaan howsha loo idmaday oo ah inay sugaan ammaanka goobaha muhiimka ah ee dowladda oo ay ka mid tahay xarunta Madaxtooyada.
Waxaa kale oo halkaasi ka hadaly Col. Maxamed Maxamud oo ah Madaxa Saadka ee Madaxtooyada oo sheegay in taageerada Dowladda Imaaraatka Carabta ay tahay mid muhiim u ah Shacabka Soomaaliyeed
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa dalka Soomaaliya ka wadda Mashaariic kala duwan oo isugu jira kuwo Bani aadannimo iyo kuwo Hrumarineed, iyadoo dib u hagaajineysa Dhismayaasha Madaxtooyda Soomaaliya, iyo sidoo kale Isbitaal weyn oo ay ka dhiseyso Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir, dhismahaas oo gabagabo ku dhow waxaa ku baxaysa lacag Malaayiin Dolar ah. Waxaa kale oo Mashaariicda Dowlada Imaaraatka ay ka fulineyso Soomaaliya ka mid ah; dhismaha Dugsiyo, Xarumo Ciidan , Saldhigyo Boolis, Ceelal Biyood iyo Dowladaha hoose ee Gobollda dalka"
Last edited by sahal80 on Sat Apr 05, 2014 7:18 pm, edited 3 times in total.

SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: UAE trains security and bodyguards at villa somalia

Postby SomaliDefenceCouncil » Sat Apr 05, 2014 6:52 pm

Our Sultan Sahal80 with more good news. :stylin:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21043
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: UAE trains security and bodyguards at villa somalia

Postby sahal80 » Sat Apr 05, 2014 8:09 pm

DC

Pls just post your political opinions, forget about mine. You sound like a troll with playing 24/7 that smily!.

Police in matabaan district have arrested a fleeying local al shabaab amir

Baledweyne (KON) - Taliska Booliska Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay Qabteen Sargaal sare oo ka tirsan Al-shabaab, kaas oo doonayey in uu u gudbo Buuraha Gal-gala ee Gobolka Bari.




Taliyaha Saldhiga Booliska Baledweyne Cali Dhuux Cabdi Mahad ayaa Keydmedia Online u sheegay in Ciidamada Booliska Soomaaliya ay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ay ku qabteen Horjoogaha ka tirsan Maleeshiyada Al-shabaab.

Horjoogaha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Max’ed Xasan Dhirif, waxaana uu ahaa Amiirkii Al-shabaab ee Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan sida uu sheegay Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baledweyne.

“Ciidamada Booliska ayaa Qabtay Sargaalkaa oo mudo la Daba joogay,waxaa lala qabtay Saddex kale oo Al-shabaab ah,hada Gacanta Dowladda Soomaaliya ayuu ku jiraa”ayuu yiri Cali Dhuux.

Sargaalkaa ayaa la sheegay in uu Baxsi u ahaa Deegaanada Maamulka Puntland,gaar ahaan Buuraha Gal-gala oo Al-shabaab ay ku Xoog badan yihiin.

Waxaana Arintaan ay imaaneeysaa xili Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Howlgallo ka wadaan Qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho"

SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: UAE trains security and bodyguards at villa somalia

Postby SomaliDefenceCouncil » Sat Apr 05, 2014 8:34 pm

Ok Ugaas


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 33 guests