Option 1 - Bite the pillow and stay in Kenya
Option 2 - Go back to Somalia
XASAN SHEEKH: "Soomaalidu waa inay wax ka ilaaliyaan Ammaanka Kenya"
Isniin, Abriil 07, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan magaalada Kigali ee xarunta dalka Ruwanda ayaa Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula taliyay inay ciidamada amniga kala shaqeeyaan sugidda ammaanka.
Xasan Sheekh oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Nairobi ayaa sheegay in looga baahan yahay diini ahaan iyo dadnimo ahaan inay qayb ka qaataan sugida amniga dalka ay ku nool yihiin.
http://www.hiiraan.com/news/2014/Apr/wa ... -45989.htm





