Page 1 of 3

Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 11:15 am
by XimanJaale
Some Somaliland singers went to Mogadishu to get the new Somali passport have been arrested after they returned to Somaliland. The people of Somaliland condemn this unlawful act.
Dadweynaha Hargeysa oo Cambaareeyey xariga Qaar ka mid ah Fanaaniinta
Jimco, Abriil 11, 2014 (HOL) — Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa madaarka Hargeysa ku xidhay dhawr maalmood ka hor gudoomiyihii Fanaaniinta Xidigaha geeska iyo Fanaanad Ikraan Jaamac oo safar gaaban kaga soo noqday magaaladda Muqdisho.

Ciidamadu ma sheegin sababta ay u xidheen labadan fanaan, haseyeeshee wararka aanu ka helayno ujeedada ka dambaysa xadhigoodda ayaa tilmaamaya inay Muqdisho u tageen inay Baasoboor ka soo qaataan taas oo hore xukuumaddu uga mamnuucday in Somaliland lala soo gallo.

Ciidanka amniga oo aanu isku daynay in aanu arintan waxka waydiino nooma suurogalin, haseyeeshee xadhiga Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax iyo Fanaanadda Ikraan Jaamac ayaa noqday waxa maalmihii u damabeeyey lagu hadal hayey magaaladda Hargeysa, taas oo dadweynuhu la yaaban yihiin sababta loo xidhay maadaama oo maalin walba dadka shacabka ahi tagaan Muqdisho kana yimaadaan,isla markaana aanay dambi ahayn tagitaanka Soomaaliya maadaama oo aanay siyaasiyiin ahayn.

Ururka Haweenka Somaliland ee Bariga magaalada London (Somaliland Assosition Women of East London), ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqday inay Xorriyaddooda u soo celiso Abwaan Xasan Dhuxul (Laab-saalax) oo ah Guddoomiyaha Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska iyo Fannaaniin Kooxdaas ka tirsan oo Salaasadii toddobaadkan lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Sidoo kale, dadweyne kala duwan ayaa cambaareeyey xadhiga fanaaniinta loo geystay, isla markaana ay afarta cisho ugu xidhan yihiin magaaladda Hargeysa.

“Labadan fanaan ee la xidhay waxay ka mid yihiin kooxda Xidigaha geeska, sida magaca ka muuqda geesku maaha Somaliland oo kaliya sidda darteed meel kasta way tagi karaan waana fanaaniin soomaaliyeed ee waxa khalad ahaan lahayd inay Somaliland madaxa banaanideedda wax ka sheegaan ama ka hor yimaadaan, laakiin wadan ay ka mamnuuc yihiin ma jirto in wadan aynu jaarnahay tagaan dambi maaha ”ayuu yidhi Cali Jaamac oo ka mid dadka ka soo horjeeda xadhitaanka fanaaniintan.

Si kastaba ha ahaatee, gudoomiyaha kooxdan fanka ee Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax ayey walaalo yihiin afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul,isla markaana uu qayb madax ka yahay Telefishanka Qaranka Somaliland, taas oo laga yaabo inay ku lug leedahay xadhigiisu.

Qaar ka tirsan xidagaha Geeska ayaa casuumad ka helay wadamada Dibadda, kuwaas oo doonayey inay u baxaan dhowaan. Illaa hadda kama hadal kooxdan Fanaaniinta xidigaha Geeska xadhiga loo gaystay gudoomiyahoodda.
http://www.hiiraan.com/news/2014/Apr/wa ... -46053.htm

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 12:14 pm
by SecretAgent
They need somali passports to go australia :up:

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 1:38 pm
by BigBreak
until we become recognised as a sovereign country, i believe somalilanders should use ethiopia's passport not zoomalia's fake tfg one. infact i think as a backup option if we cant be recognised, somaliland should be part of ethiopia and reunite with the hawd :stylin:

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 1:39 pm
by SecretAgent
Issaq cities can join ethiopa hargeisa,burco, berbera

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 1:44 pm
by sahal80
As artists They need a passport to travel around.

As I know, the authorities in there understands the situation of their diaspora in the gulf countries who use the new blue passport for their iqama.

They use to allow using the old green one but the somali immigration have made it invalid.

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 1:47 pm
by SecretAgent
Sahal thy r goin australia to sing then come back to hargeisa how does australia accept somali passport

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 1:48 pm
by BigBreak
SecretAgent wrote:Issaq cities can join ethiopa hargeisa,burco, berbera
dont talk rubbish u darood scum. somaliland means british somaliland and wherever it goes, it goes as ONE!

two options ONLY for :sland:

1. be a sovereign independent state OR
2. be a highly autonomous state within ethiopia

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 1:50 pm
by SecretAgent
Its land of somalis hawiye,hartis,gabooye,dirs all under federal somalia

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 1:55 pm
by BigBreak
SecretAgent wrote:Its land of somalis hawiye,hartis,gabooye,dirs all under federal somalia
zoomalia is finished mate. dont dream of :som: uniting with :sland: when they themselves are gonna be PERMANENTLY divided for example 2.5 enclave bugland will secede as they dont want to share the same air as xamar and boon gedo :lol:

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 2:08 pm
by sahal80
SecretAgent wrote:Sahal thy r goin australia to sing then come back to hargeisa how does australia accept somali passport
a singer from my clan has arrived here in the uk with visa on his passport, he got it in nairobi but soon they would be able to get it inside mogadishu, the same goes for the arab world.

You have to have the electronic E-passport wich is hard to play with it, its much easier for greek and the eastren europe, arab world and if your a known singer from anywhere.

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 2:19 pm
by Even123
sahal80 wrote:
SecretAgent wrote:Sahal thy r goin australia to sing then come back to hargeisa how does australia accept somali passport
a singer from my clan has arrived here in the uk with visa on his passport, he got it in nairobi but soon they would be able to get it inside mogadishu, the same goes for the arab world.

You have to have the electronic E-passport wich is hard to play with it, its much easier for greek and the eastren europe, arab world and if your a known singer from anywhere.
Precise brother sahal, everyone and every maamul knows that the e-passport is the Only real thing In Somalia that the world recognises, and therefore its a must have!

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 2:22 pm
by SecretAgent
Ethiopa and djbouti accept somaliland passports nobody else does

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 2:27 pm
by Warabaha
SecretAgent wrote:Ethiopa and djbouti accept somaliland passports nobody else does
few countries in EU accept it . Like the Uk, you can come here with SL passport but have to have a valid reason like medical.

pretty good for un recognized country

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 2:28 pm
by SecretAgent
Can u name those eu states germany n norway both refused it

Re: Somaliland citzens condemn singers imprisonment

Posted: Fri Apr 11, 2014 2:33 pm
by Warabaha
SecretAgent wrote:Can u name those eu states germany n norway both refused it
UK france norway