Page 1 of 2
Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 8:42 am
by AbkoowDhiblaawe
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid iyo ciidamo taabacsan Gudoomiyihii degmadaas ayaa ka socda, iyadoo dagaalkan uu daba socdo kii shalay degmadaas ka dhacay.
Sida ay sheegayaan wararka ciidamo ka baxay magaalada Muqdisho oo isugu jira nabadsugid iyo boolis ayaa ujeedkooda ahaa inay soo qabtaan Gudoomiyaha degmada Balcad Cusmaan Xaadoole oo la sheegay in xilka laga qaaday.
Waxaa adag in la helo xog rasmi ah oo ku aadan dagaalka, waxaana isgaarsiinta degmada ay tahay mid ciriiri ah, waxaana goor sii horeysay mar aan la xiriirnay degmada naloo xaqiijiyay in dagaalka si xoog leh u socday.
Xiisada ka taagneyd degmada Balcad ayaa sababtay in dhamaan adeegii ganacsi iyo isu socodkii gaadiidka inuu hakad galo, waxaana dadka qaar la sheegay inay degmada ka barakaceen.
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdi Jiinow ayaa sheegay in Gudoomiyihii Balcad Cusmaan Xaadoole uu sameeyay amar diido, markii xilka laga qaaday, iyadoo shalay Ciidamo Boolis ahaa oo ka baxay Muqdisho, kuna sii jeeday magaalada Jowhar uu weeraray.
Ilaa iyo hada ma cada qasaaraha ka dhashay dagaalka, inkastoo dagaalkii shalay ka dhacay buundada Balcad ay ku dhinteen ilaa lix askari oo ka mid ahaa ciidamadii booliska.
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 8:45 am
by AbkoowDhiblaawe
mooryan cabdi jiinow is getting gurmad from jowhar and Muqdisho and he still can't defeat balcad governor cismaan xaadoole. Jiinow is still mad about xaadoole telling him to gtfo when he tried to tax reer Balcad.
Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 9:30 am
by LeJusticier
This is one of the reason we basically decides to disowned you southern Jaberti + Hawiye.
For example, AW252 claims to be shifted from moryanism to activist but I doubt!! How can I give the benefit of the doubt the red eyed AW252 who refuses to acknowledge his pass crime.
Le justicier
Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 9:32 am
by HayWire
SO IT IS ALL ABOUT TAXES, I HATE THE IDEA THAT RESIDENTS CAN'T ELECT THEIR MAYORS AND GOVERNORS. THE WORST PART THEY CANT WORK TOGETHER. FKN DEGENERATES
Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 9:33 am
by LeJusticier
Warsheikh
Even your avatar is scary!!

Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 9:41 am
by AbkoowDhiblaawe
Lol@lejusticier.

Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 10:44 am
by THE_TRUTH1
Gudoomiyaha degmada Balcad Cusmaan Xaadoole oo la sheegay in xilka laga qaaday - whats his problem most of district leaders From Jowhare to Mogadishu to Afgoy all the way to Beledweyn Have Witnessed peaceful transfer of power ?
Gudoomiyaha Hore degmada Balcad Cusmaan Xaadoole oo la sheegay in xilka laga qaaday should be jailed and face justice - 6 people dead This Gov needs to get serious Yesterday it was daynill over stolen land what would happen tomorrow ?
The Somali Gov needs to fire these three incompetent loosers Taliayaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya Mudane Jeneraal C/xakiin Daahir Saciid Saacid and Head of Hay’adda Nabad sugida Qaranka Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac., Minister of National Security Abdikarim Hussein Guled
Dead to Anarchy and Mooryaanism

Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 11:34 am
by THE_TRUTH1
Wararka ugu dambeeyay ee ka imanaya degmada Balcad ayaa sheegaya in xaalada degmada ay degen tahay kadib markii maanta ay dagaal ay isaga horyimaadeen ciidamo isugu jira Boliis iyo Nabdsugid oo dhinac ah iyo ilaalada guddoomiyaha degmada Balcad Xaadoole.
Guud ahaan ammaanka degmada Balcad ayaa waxaa la wareegay ciidamada Booliska iyo kuwa Nabadsugida oo saaka ka tegay magaalada Muqdisho, waxaana ay haatan ku sugan yihiin xarumaha maamulka kadib markii ay ka baxeen magaalada ciidamadii daacada u ahaa guddoomiyihii degmada Balcad Cismaan Xaadoole.
Dagaalkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayay dagaal shalay ka dhacay degmada Balcad oo ilaalada guddoomiyaha degmada Balcad ay ka celiyeen inay ka gudbaan magaalada Balcad ciidamo Boolis ah oo ku sii jeeday degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.
Illaa hadda si dhab ah looma oga qasaaraha ka dhashay iska horimaadkan hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in askari ka mid ah ciidamada dagaalamay uu dhintay mid kalana uu ku dhaawacmay dagaalkan.
Xaalada magaalada ayaa degen waxaan dib u bilowday ganacsigii iyo isu socodkii dadka kadib markii uu qaboobay dagaalka. Lamina oga halka ay u baxsadeen guddoomiyihii degmada Balcad iyo ilaaladiisa.
Guddoomiyaha maamulka gobolka Sh/dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha degmada Balcad Cismaan Xaadoole iska horimaadkii ka dhacay shalay degmada Balcad waxana uu sheegay guddooomiye Cabdi Jiinow Calasow in xilkii laga qaaday guddoomiyihii degmada Balcad Cismaan Xaadoole sababtaana ay tahay tan ka dambaysay dagaalkii shalay ka dhacay Balacad.
Ma jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeyay guddoomiyaha degmada Balcad Cismaan Xaadoole iyo maamulka gobolka Sh/dhexe

Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 11:45 am
by AbkoowDhiblaawe
Gudoomiyaha degmada Balcad Cusmaan Xaadoole oo la sheegay in xilka laga qaaday - whats his problem most of district leaders From Jowhare to Mogadishu to Afgoy all the way to Beledweyn Have Witnessed peaceful transfer of power ?
Gudoomiyaha Hore degmada Balcad Cusmaan Xaadoole oo la sheegay in xilka laga qaaday should be jailed and face justice - 6 people dead This Gov needs to get serious Yesterday it was daynill over stolen land what would happen tomorrow ?
The Somali Gov needs to fire these three incompetent loosers Taliayaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya Mudane Jeneraal C/xakiin Daahir Saciid Saacid and Head of Hay’adda Nabad sugida Qaranka Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac., Minister of National Security Abdikarim Hussein Guled
Dead to Anarchy and Mooryaanism

why should xaadole be jailed? the man is innocent standing up for his peoples right. Jiinow just want to eat reer balcads tax money. Jiinow is messing with the wrong folks asiga ka shalaay doona
Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 12:23 pm
by HooBariiska
balcad thats my homeboys hometown, who the fok are fighting ?
Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 12:29 pm
by Substance
My birthplace.
Warsheikh is this jiinow guy supported by the corrupt people in office in xamar?
Re: Balcad fightings
Posted: Sat Apr 19, 2014 6:41 pm
by AbdiWahab252
LeJusticier
HJ and SilaNyo have set up Isbaaros that Dwarf mine. No one in SomalilNd can prosper without paying leejo to the Locust Clan
Re: Balcad fightings
Posted: Sun Apr 20, 2014 2:57 pm
by AbkoowDhiblaawe
My birthplace.
Warsheikh is this jiinow guy supported by the corrupt people in office in xamar?
Yes the jiinow thug started this mess when he tried to impose taxes on the people of Balcad. Xaadole got angry as hell and ordered his troops to attack the jiinow militia and they kicked them out of balcad, jiinow called back up from Muqdisho and 10 SFG technicals and amisom attacked the town. Xaadole left the town when amisom interfered, amisom even raped xaadole's wife as a revenge. The government will regret messing with Bariise mataan
http://www.caasimadda.com/wararka/madax ... re-balcad/
Re: Balcad fightings
Posted: Sun Apr 20, 2014 3:03 pm
by GeoSeven

raped his wife? Heavy words my man...what exactly do you mean by Amisom raped her

Re: Balcad fightings
Posted: Sun Apr 20, 2014 3:04 pm
by AbkoowDhiblaawe
walahi thats what i am hearing.