He is having Talks about south sudan
JOHN KERRY OO LA KULMAYA XASAN
APRIL 30, 2014 5:42 PM0 COMMENTSVIEWS: 2321
Washington DC (Caasimada Online) - Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia iyo Xoghayaha Arrimaha dibedda Maraykanka oo lagu wado inay kulan khaas ah ku yeeshaan Addis Abeba.
Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha dibedda Maraykanka, ayaa lagu sheegay inuu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kerry lagu wado inuu Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud kula kulmo caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.
John Kerry oo ay u bilaabantay booqasho uu ku marayo dhowr dal oo Afrikaan, wuxuuna haatan joogaa caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.
Waxaa lagu wadaa inuu Kulan la qaato Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, si ay uga wada hadlaan Xaalladda Guud ee Somalia, Taageeradda Maraykanka siinayo Somalia iyo Hawlgalladda Ciiddamadda AMISOM iyo kuwa Dowladda kula jiraan Xarakadfda Alshabaab.




shouldn't he be looking for his priorities by telling the US to pressure Kenya not to send the refugees back to Somalia