Page 1 of 2

X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to Saudi

Posted: Sat May 17, 2014 8:45 pm
by hydrogen
They were sent from the Al-Shabaab stronghold of Bulo Mareer to be sold off in Saudi Arabia.
Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa ka warbixiyay howl gal ciidamadooda ku soo bad baadiyeen ilaa 18 caruur laga soo xaday qeybo ka mid ah Gobolada Koofureed, lana doonayay in qaab ganacsi loogu tahriibiyay dalka Sacuudiya Carabiya.

Wasiirka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Ximin iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye oo wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in caruurtan laga soo afduubtay Muqdisho iyo Gobolka Shabeelaha Hoose.

"Baaritaan kadib waxaa ciidamada amniga ku qabteen Cadaado caruur gaareysa ilaa 18 caruur oo 17 ka mid ah ay gabdho ahaayeen, afar qof baa hogaamineysay oo mid ay haweeney aheyd, markii hore warar kala duwan ayay inoo sheegtay, Galkacyo ku soconay mar na tiri, iyo Boosaaso iyo in tahriib u wado dalka Sacuudiga, marka baaritaan ayaa wali ku wadnaa"ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Bulshada Maamulka Ximin iyo Xeeb.

Waxaa uu sheegay in caruurtan ay geeyeen xarun weyn oo lagu xanaaneeyo, isla markaana ay ku wareejiyeen Ururka Haweenka Maamulka Ximin iyo xeeb, si ay u xanaaneeyaan.

Mar la weydiiyay sababta ka dambeysa in caruur inta la eg oo u badan gabdho loo afduubto ayuu xusay inay ku tuhunsan yahay in qaab ganacsi ahaan loo waday, waxaaa uu cadeeyay inay la xiriireen reerahooda.

"Caruurtaan waxaa tuhunsanahay in qaab ganacsi loo waday, ma ahan caruur shaqeyn karta, waayo aad bey u da'yar yihiin, waxaa u weyn 9-jir, 6-jir ilaa afar jir, marka sabab loo tahriibiyo ama shaqo loogu wado meesha ma muuqato, reerahooda ayaa la xiriirnay, badankoodna waxay ka soo jeedaan Buulo Mareer"ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Bulshada Maamulka Ximin iyo xeeb.

Dhinaca kale waxaa uu sheegay inay wadaan dadaalo ah sidii dadka eheladooda ah ay ugu wareejin lahaayeen, balse waxaa uu xusay in marka hore ay soo dhamaato baaritaanada wali socda.
Image
Image

http://jowhar.com/news.php?readmore=862

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sat May 17, 2014 9:10 pm
by TheblueNwhite
Slave trading. Not cool. :down:

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sat May 17, 2014 9:31 pm
by Marques
Jareerta waa iska bah dilanyihiin. Ilaah ha u sahlo.

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sat May 17, 2014 10:28 pm
by SultanOrder
:down:

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sat May 17, 2014 10:53 pm
by quark
Poor kids, the traffickers ought to face the firing squad if there is any justice :down:

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sat May 17, 2014 11:02 pm
by Caesar
WAIT

wouldn't their parents realize they are missing?

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sat May 17, 2014 11:20 pm
by metamorphosis
wow has it come to this? After thinking we couldnt stoop any lower, I am proven wrong. May allah send punish those who were behind this.

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 12:29 am
by original dervish
There is no depth to the depravity of the southerners.
Predation of the weak and vulnerable is routine.

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 12:51 am
by hydrogen
There is no depth to the depravity of the southerners.
Predation of the weak and vulnerable is routine.
Urm ok

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 6:35 am
by GeoSeven
Unbelievable.

Well done to Ximan and Xeeb :up:

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 6:43 am
by StormShadow
Probably Xinoow's family members on a holiday visit.

ps, I see islaamo waaweyn.

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 6:46 am
by Hodan94
that is so bad.. I feel for these youngsters.

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 6:47 am
by Hodan94
There is no depth to the depravity of the southerners.
Predation of the weak and vulnerable is routine.
why bash the southerners when u want to be a part of them.
confused.com.

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 7:49 am
by TheblueNwhite
There is no depth to the depravity of the southerners.
Predation of the weak and vulnerable is routine.

I thought you were a JLander (you know is located in the South). Back to Buhodle for you, after reading this right! f flipflopper.

Wax walba qabiil iyo baqti ayuu u rogaayaa/rogeysaa.

Re: X&X intercept child trafficking from Lower Shabelle to S

Posted: Sun May 18, 2014 7:53 am
by TheblueNwhite
There is no depth to the depravity of the southerners.
Predation of the weak and vulnerable is routine.
why bash the southerners when u want to be a part of them.
confused.com.
Sii Soco, Soo Soco. That's the reality of his kind. No backbone. Waa waxaan qadiyad lahayn.