
Gudoomiyaha Beelaha Hawiye Maxamed xasan Xaad ayaa shir saxaafadeed uu shalay ku qabtay magaalada Muqdisho ka sheegay in ka beel ahaan ay kasoo horjeedaan heshiiskii shalay ka dhacay Muqdisho ee dowladu ku aqoonsatay maamulka koonfur galbeed Somalia oo sadax gobol ka kooban isagoo amar ku bixiyay in wasiirada iyo xildhibaanada Beesha Hawiye inaysan shaqooyinkooda tagin Beeshuna ay isugu tagi doonto magaalada Afgooye si go’aan adag uga qaadato dowlada.
Hadaba waxaa BBC-da la hadlay wasiirka Arimaha Gudaha iyo arimaha Federaalka Cabdullaahi Goodax Bare oo howl shaqo ujooga Jabuuti.
Goodax ayaa sheegay in heshiiskaas uusan wax badan ka ogayn uuna yahay sharci daro.Wasiirku wuxuu sheegay inay ahayd marka hore Alshabaab laga xoreeyo deegaanada ay ku hadhsan yihiin iyo in la sugo inta ay ka cadaanayso shuruucda arimahan la xidhidha.
Another useless wasiir ku xaar follows criminal xaad. Look at his excuse as if the TFG was not formed when it controlled two blocks in xamar with Ugandan troops. The pm should get rid of this guy in the reshufle.size]‘‘Dadkan dhararka qaba ee degdegta qaba ee raba inay maamulada sameeyaana inay noo kaadiyaan ilaa aan anagii xukumad ahaan isku luga duwanayno shuruucdii iyo nidaamkiina noo kala cadaanayso,’’ ayuu yidhi wasiirku.
http://www.hiiraan.com/news/2014/Jun/wa ... -47143.htm




