Puntland has no problem its air be controlled by xamar since they want to remain the same country two different stories , Puntland just wants to have its separate army and control its ports assets.
This is the agreement Somaliland and Somalia signed in Turkey
Sadexda Qodob Ee Lagu Heshiiyay Waxay u dhignaayeen sidan:-
1)- Maamulka Hawadda lagala wareego Qarrammadda Midoobay oo lagu wareejiyo Guddi wada jir ah oo ka kooban Somaliland iyo Soomaaliya. Gudidaasna fadhigoodu noqdo Hargeysa. Guddidaasi waxay soo gudbin doonaan nidaam si siman dakhliga loogu qeybsan doono.
2)- In la sii wado wada hadaladda.