PLS watch all of it ... alla yaa raxma intii ku dhimatay...
Moderator: Moderators






Cross dresser,i'm not surprised.
just look at the amount of hatred the isaaq members here harbor.
xildiid, hoobariiska, skywalker, liquidhydrogen, siciid85, x.playa, hawdian and hodan94 are all potential suicide bombers.
khalid ali is too smart to blow himself up. he's actually a closet unionist believe it or not.





i heard the husband was cisse dude? he should repent for his crimes marrying a terrorist.it was jabouti secret agencies who said in Shir jaraaid the female suicide bomber is from Hargeysa and the male from ethiopia.. .. baaritaankii ay sameeyeen ciidanka sirdoonka jabuuti ayaa yiri in ay gabadha hargeysa ka timid.. marnaba ma aysan oran koonfurta somaliya ayey ka timid..

Dalka Jabuuti, ayaa maanta wuxuu bidhaamiyay nin iyo gabar 24-kii bishaan weerar ismiidaamin ah la beegsaday maqaaaxi ku taala Bartamaha Magaalada Jabuuti.
Maki C/qaadir, Xeer Ilaaliyaha Wadanka Jabuuti, oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Jabuuti, ayaa waxa uu magacyada xubnahaan uu ku kala sheegay Muuse Rooble Hiraab iyo Hodan Maxamed Ciise. Laakiin ma sheegin dalka ay u dhasheen.
Xeer Ilaaliyaha wuxuu sheegay in labadaan ruux ay ka yimaadeen Magaalada Hargeysa, ayna 22-kii bishaan ka soo tallaabeen xuduuda Jabuuti iyo Somaliland, sida uu yiri.
Sidoo kale wuxuu sheegay laba cisho oo kaliya oo ay jooggeen dalka Jabuuti, inay la degganaayeen dad uu ku sheegay inay qaraabo ahaayeen.
Dhanka kale weerarka ismiidaaminta ah ee ka dhacay Magaalada Jabuuti, ayuu sheegay inay u soo xireen hal askari oo fududeeyay dadkaan gudaha inay u soo galaan Jabuuti iyo dadkii kale ee ku soo deggeen.


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], original dervish and 31 guests