Postby DR-YALAXOOW » Tue Jul 08, 2014 12:56 pm
Waxaa ii muuqatada Habacsanaan weeyn ee ka jirta Ciidamada Amaanta Dawlada. everybody knew this was coming... al shabaab probably waxay xamar soo galisay houndred SUICIDE al shabaabist.. marka waxaa la yaab leh Ciidanka dawlada u qaablisanaa Amaanka. aaway foojignaantii...
this latest attack of al shabaab suicide bombers and attacker wxay isku aadiyeen waqitigii Afurka.. they knew ever muslim was bussy eating afurkiii..
first Dawlada waa inay dhamaana raacdeysaa Madaxda hayadaha Amaanta. booliiska, milatariga dhamaantood waa in xilk laga qaadaa,
second dawlada waa inay diyaar u ahaataa comming attacks of al shabaab... waan la socdaa its very hard to confront somone WHOs ready to die Suicide bombers ,.. waa imposible inaad such person aad ka hortagto desprade attack oo qofkaa uu soo qaado..
al shabaab waa Mas sii dhimanaya. mana aha in laga niyad jabo la dagaalanka kooxda khaniisiinta al shabaab nacalaa ku yaalee..