Thanks walaal!My two dear honest sister and brother Hodan and BigBreak, your concern is noted .
Moderator: Moderators

Thanks walaal!My two dear honest sister and brother Hodan and BigBreak, your concern is noted .

4 car suicide attacks in Villla somalia, al- shabaab troops dressed in govt uniforms inside in Villa somalia. The President and my jaberti PM moved to Xalane.


Patriot you are on to something here..HSM = HSM
Hassan Sheikh Mohamud = Harakat Shabaab Mujahideen


bosasso would be a good choice tbh




this is absolutely disgracefull, I think we should move the capital to hargeisa. this qaldaan godane won't attack his people.
The man was working in Villa Somalia's telecommunication sector. These irhaabis have sleeper cells everywhere nacalada. Biggest blame goes for NISA here.According to reports on twitter, the attack by al Shabab was led by the son of the Imam of the Villa Somalia mosque.
Could explain how they managed to get in so deep into the Villa.
Ninka fuliyay weerarkii Villa Somalia waxaa la yiraahdaa Xasan Muxyadiin Bustoolad weyne.Aabahiis Masjidka Madaxtooyadda ayuu Iimaam ka yahay.wuxuuna u dhashay qabiilka Hawiye -Abgaal-Harti Abgaal- Agoonyar -
Ninkaan oo adeerkiis ka mid yahay taliyeyaasha tababarka Ciidanka Madaxtooyadda wuxuu Villa Somalia u qaabilsanaa adeega Isgaarsiinta ama telefoonada.
Dadka yaqaana waxay sheegeen in Xasan Muxyadiin marna looga shaki qabin inuu gacan saar la leeyahay argagixisada maxaa yeelay dhaqan ahaan iyo dabeecad ahaanba maaha qof lagu tirin karo xagjirnimo.
Ciidanka Dowladda ayaa gacanta ku dhigay Xasan Muxyadiin,waxaana la weydiinayaa sababahii ku qasbay inuu argagixisada u sahlo weerarkii ay galabta ku qaadeen Villa Somalia ama Madaxtooyadda.
Sikastaba ha ahaatee, Xasan Muxyadiin Bustooladweyne wuxuu Maleeshiyadaas ku soo qaaday gaarigiisa isagoo soo horkacay,waxayna si dhib yar ugu gudbeen gudaha maadama uu yahay nin si weyn looga yaqaan Madaxtooyadda oo aan marnaba laga shakin
http://waagacusub.info/articles/334/Top ... abiilkiisa


Ciidammada Ilaallada madaxtooyada Qaranka Soomaaliya, ayaa caawa ka hortagay weerar ay malleeshiyaadka Al-Shabaab ku doonayeen in ay ku galaan xarunta madaxtooyada Soomaaliya.Seddex nin oo argagixiso ah oo lagu toogtay Alaabka madaxtooyada

The President and PM moved to Xalane.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], gobdoon, nnjrewzas112 and 37 guests