Nafisa was kille by Deeqa Luul Family because they had a land dispute,
This two innocent young men Shaafici and Xasan were forced to admit this terrible crime.
Oday dhaqamatyeedii ka caajisay in labadaan wiil naftooda la bad baadsho oona baaris lagu sameeyo Sababta loo dilay gabadhaan miskiinta Ardayada ah, odayaashaas ayaa qaladka Leh.
Dhageeyso Alshabaab oo beenisay in wiilasha la toogtay eey Alshabaab ka tirsanaayeen. Alshabaab ayaa sidoo kale beenisay in eey dileen gabarta ardayada aheed ee Nafiso.
http://radiokulmiye.com/knn/al-shabaab- ... odhageyso/
Xitaa hadii aad fiirsato video gaan wiilashaan hadalkooda isma lahan oo waxeey u egtahay hadal loo soo dhiibay iyo dambi la dhahay qirta.
Aduunkaan wuu hormaray qofka xitaa haduu dembi galay Waa loo doodaa ilaa eey dembiga Ku cataato ee ma ahan in qofkii laga shakiyo la iska dilo.
Comment gaan aqri oo youtube Ku qoran.
Mö Shine Årab
2 months ago · Shared publicly
Markaad u firsato darenka ragan wax dilay si wanagsanna u dhuuxdo sheekadoda waxay aburaysa xoga shakiya o ah in ragan anay ahayn kuwi saxda ahaa e dilay marxumada dankalena laga wato barnamijkan,
Allah ha u naxaristo marxumada janatul fardowsana haka waraabiyo ameen ameen
Abdi Ismail
2 months ago · Shared publicly
Sheekadan wax la alifay ayeey u egtahay. Wiilashan dad wax dilay uma eka wa dad iska faraxsan wa ciyaalka xaafada Film ka noo jilaa la dhahay. Gabadha waxa dilay ayan u malayn mooryanta culusaw.
jamal kone
2 months ago · Shared publicly
waxaan dhagaysanayay akhbartan kuna soo celcelinayay marksta,,,,dadoow waxad ila fiirisaan labadan gacankudhiigle midkasta waxuu leeyahay aniga waxba ma ogayn in ladilayo qof waxa isoo kaxeeyey kan iyo kan...labadooduba been ayay sheegayan midka hore ee funanada wata waxuu yiri aniga ninkan iyo rag kala i imaaday oo yiri nakeen kan garankawatana markii danbe asna waxu yiri kana i imaaday oo yiri nakeen...waxan dawlada kacodsan laha labadoodaba in ladilayo iyo islaanta waxshiga ah ee dunidii dhamaysay cadabta rabi ayan kugu baryay illaah waxan ad ugu tacsiiyanaya dhaman reerki ay nafiso kabaxday iyo dhaman somali oo dhan. samir iyo iman janadiina illaah haka warabiyo...waxan kale oo u mahadcelinaya walalkeed nafiso sidu u hadlay walal samir adigana. dadkana rabi illaah hakaqabto. dadkay dhameyan somlidu wa dad xun qofkasta oo danbiile ah hadi ladilo qofna danbi dib uma galen. please cadalada ha la ilaaliyo qofkstana dilku gaysto dhadhankeda ha latuso. jamal from norway.
ahmed mohamed nur
2 months ago · Shared publicly
Propaganda Videos waxaa ugu xun, adigoo DOWLAD sheeganayo oo hadana qaladaad badan shacabkii u gudbinaayo. 1, sidee ku dhacday dambiilayal wali maxkamad hortagin in saxaafad laga wareeysto, 2, sidee ku dhacday in wariyaha uu yiraahdo ''dadkan waxa soo qabtey ciidan'', ayagiina dhahaan ''shalay iyo maanta anigaa dowlada u imid oo qofna i qasbin sheegtey dambigeega. 3. sidee ku dhacday Dilaa lasii siiyo JAGO ah ''AL-SHABAAB'' oo xisbi dhan ah. 4. Sidee ku dhacday in wariyaha soo bandhigo ''marqaatiyaal'' oo naftooda halis la galsho. 5- .DOWLADA ma waxeey naga dhaadhicinee ''CADAW dhan waxuu ku soo koobmay ''AL-SHABAAB'' 5. AAWAY kuwii horey loo qabtey, ama kuwii la shaqeeynayay. 6-. AAWAY Somalinimo, AAWAY islaanimo, AAWAY oo AAWAY DADNIMO, BINIAADANIMO,. AWAY WAX-GARATKII,
This is what i wrote yesterday after these two innocent young men were wrongfully executed.

Cunugaadaan yurub Ku dhashay wax aad ogtahay ma Leh.
did you know the Deeqa Dirac lady and Nafiso family had a dispute about the ownership of a land? Did you also know this whole case was about a land dispute?
now this two young men were forced to kill Nafiso and they said they were approached by Duduble Alshabaab who forced them to kill Nafiso. Also four men killed Nafiso one of them was Deeqa Dirac son, so the question is where are those two other men?
also i have contacted by someone in Muqdisho and they told me that Shaafici and Xasan were not even at the location of the crime and that they were innocent, the two young men were forced to admit this awful hate crime.
also oday dhaqameedyo ayaa Ku guda jiray baarista arintaan but Maxkamada weey Ku degdegtay toogashada nimankaan, sababtoo ah idaacadaha iyo caalamka ayaa Ku qasbay in labadaan wiil la toogto.
alaha u naxariisto Walaasheey Nafiso, laakiin nimankii dilay wali magaalada ayee dhex joogaan.
ilaaheey ha u naxariisto sedexda Marxuum ee Kala ah Nafisa, Xasan, iyo Shaafici janada allaha kawada waraabsho waxeey ahaayeen dad Dhalinyaro Muslimiin ah oo gacan ka xaq daran Wada dishay.





