Godane the (Cross dresser) is finally killed.
Posted: Sun Jul 27, 2014 2:54 pm
About f*cking time
DEG DEG:- Warar sheegaaya in Axmed Godane uu dhintay iyo rasaas socota
Warar haatan soo baxaaya ayaa waxay sheegayaan inuu dhintay Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Godane, xilli ay dhacayso rasaas u muuqata mid dabaal deg ah.
Magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa mar qura ka bilawday rasaas aad u xoogan, waxaana rasaasta ay bilaabatay ka dib markii dadka lasoo gaarsiiyay war ah in Godane uu dhintay.
Warkaan ayaa dhanka Maxaas kaga yimid Reer B/weyne.
Now the only thing needed is confirmation.