Cadaado is gonna be the capital of the of Mudug and Galgaduud. It's either our way or the highway !

brother this attitude is what is holding the great HabarGidir clan down. walaahi.
Reer Xaaji waa lagu qasbay ineey aqbalaan maamulkaan sababtoo ah dhoor maalin ka hor ayuu diiday Baarleex in Maamul loo dhiso Gobolada Dhexe hadana qasab ayuu ku aqbalay ee kuma uusan aqbalin jaceyl uu u qabo walaalihiisa HabarGidir.
this is how the maamul gonna be i think, the name will be Galmudug, the Capital will be Dhuusamareeb, and the President will go to Reer Xaaji Saleebaan.
sxb HabarGidir waa ineey isku sabraan oo walaaltinimo muujiyaan hadii kale walaahi meel xun ayaa u danbeen doonto.
HabarGidir oo dhan waa ineey waanada ninkaan Libaaxa ah qaataan.