
“Waxan u cadeynayaa hoggaamiyaha Puntland Mr C/weli, in heshiiskaasi aanu dhaawacayn lahaanshaha dhuleed ee Puntland iyo midnimadeeda, wuxuu saameyn doonaa dhulka koonfurta Mudug ee horay qaybta uga ahaa maamulka Gal-mudug, waa arrin iska cad…” Danjire Kay ayaa sidaas yiri.
“Waxaan danaynaynaa inaan dejino xaaladda oo aan ka caawinno labada dhinac ee Dowladda Dhexe iyo maamulka Garoowe sidii ay usii wadi lahaayeen xiriirkooda wada shaqayneed Puntland waa xubin muhiim ah oo ka tirsan Dowladda Federaalka islamarkaana aqoonsan hirgelinta qorshaha la higsanayo sanadka 2016-ka, waxayna muhiimad gaar ah u leedahay Soomaaliya oo dhan…”
Hear that Xawaadle? You'll be forced into a marriage with Habar Gidir whether you like it or not. Hiiraan, Galgaduud and South Mudug= Central Somalia







