Sanbaloolshe is gone. Fired. Understand political protocol.
The PM announced he was gone. His resignation paper was signed.
The President refused to talk, the president refused to do this this morning.
Falaar gilgilasha kaama harto. At the end you will say well the President and PM finally agreed and thisis why "top secret" told me Sanbaloolshe is gone.
I am not top secret and I know 150% there is no chance of Sanbaloolshe staying in that position he no longer occupies.
Anyway this whole discussion is about the past, because this man has already been fired.
Kkkkkkkk voltage at his finest!!
President said it was unconstitutional so he's still in change!
Hakugo taagnaato!!
Madaxweynaha Somaliya oo caawa si toos ah su'aalo loogu weydiinaayay Telefishinka Qaranka (Somaliya), ayaa wax laga weydiiyay xil ka qaadistii lagu sameeyay Taliyihii Hay'adda Nabad Suggida Qaranka.
Madaxweynaha, ayaa qaba in xil ka qaadis lagu samayn karo Sanbaloolshe, bacdamaa horey looga xayuubiyay xilkaasi masuuliyiin isaga ka horeysay, ha yeeshee loo baahan yahay in wado sharci ah loo maro.
"Sanbaloolshe waa nin muwaadin ah xilka waa laga qaadi karaa, horey waxaa looga qaaday rag badan oo isaga ka horeeyay, laakiin xil ka qaadistiisa waxaa la rabaa in wado sharci ah loo maro." ayuu yiri Madaxweynaha Somaliya.
Madaxweynuhu wuxuu muujiyay inaanay Dowladdiisu aqbali doonin xil ka qaadista Sanbaloolshe, iyadoo uu horey ugu tilmaamay mid ka baxsan Dastuurka u yaal dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gelinkii dambe ee Axadii la kulmay Ra'iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa waxa uu si weyn kaga horyimid xil ka qaadista Sanbaloolshe.
Sanbaloolshe waxaa Axadii xil ka qaadis ku sameeyay Golaha Wasiirada Somaliya, ka gadaal markii lagu eedeeyay xasaanad Xildhibaan, inkastoo aanu Sanbaloolshe wax jawaab ah ka bixin eedeymahaasi