"Labada qodob ee kale ee ay soo saareen madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Ximen iyo Xeeb, ayaa waxaa ka mid ah , in dowladda federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamku ay si degdeg ah uga jawaabaan abaaraha xoogan ee ku dhuftay deegaanada labadaasi gobol ee saamaysay dadka iyo duunyada, iyo qodobka 4 aad oo ah baaq uu u jeediyay madaxwaynaha maamulka Ximen iyo Xeeb maamulada Galmudug iyo Puntiland inay xal ka gaaraan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Mudug."
-------------------------------------------------
"Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa isna Baaq kaa la mid ah Diray oo ah in Nabad lagu wada daganaado Guud ahaan Bulshada ku dhaqan Gobolada Dhexe Ee Dalka Somalia ayuuna ugu Baaqay Mudane Baarleex in ay ka qayb qaataan nabad iyo dardar galinta Dhismaha maamulka Gobolada Dhexe Ee Dalka ."
But according to these Hutu kids on Somalinet, HG is a united force that will overrun Puntland. Kulahaa "HG forces have arrived'. Nigga, forget HG, Has Qaybdiid arrived in Baraxley yet or is he still hiding in Gelinsoor
