Haadi la isu yeerayo qabil,
maxa diidaya iin ee Cawlyahanka Isiolo iyo Afdheer gurmad igu yimidan Cawlyahanka Bu'aale iyo Jilib??
Maxa diidaya iin ee Maxamed Zubeir gurmad Wajir ka so diraan??
Maxa diidaya iin ee Talamoge Gurmad Garissa, Masalani, iyo Ijara ka so diraan?
Niin kastay walal ayoo leeyahay, Cawlyahana waxa walal uu ah Bah Tanado iyo Miyir Walal
