first test for pm abdi walis popularity: 60 mps lol
Posted: Tue Oct 28, 2014 5:41 pm
Some measures to check his popularity!
"Universal tv
me
Programs
News
Lectures
Forum
Contact
Home ➜ Article News ➜ Somali
60 Xildhibaano Oo Taageersan Raiisal Wasaare C/Weli Oo Maanta Ku Kulmay Magaalada Muqdisho Published: 3 Hours 49 Minutes Ago
Ugu yaraan 60 ka mid ah Xildhibaanada taageersan Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa waxay maanta kulan ku yeesheen mid ka mid ah hoteelada Magaalada Muqdisho.
Kulanka waxay Xildhibaanadu kaga hadleen sidii loo fashilin lahaa amaba looga gaashaaman lahaa, haddii Xildhibaanada kale ee Baarlamaanka ay mooshin ka soo diyaariyaan Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Somaliy Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed.
Xildhibaanada Baarlamaanka, ayaa isla rog rogaaya qodobada Dastuurka uu qoraaya, isla-markaana uu kaga hadlaayo awoodaha Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha, marka ay noqoto waxyaabaha ay isku hayaan.
Ka hor inta aysan kulankaan yeelan Xildhibaanadu, ayaa waxay u yeereen Suxufiyiinta ka hawlgasha Magaalada Muqdisho, inkastoo markii dambe ay u sheegeen inaysan diyaar u ahayn inay Warbaahinta la hadlaan.
Hoteelada Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka soconaayo mooshino iska soo horjeedo, oo siyaabooyin kala gedisan ay kaga wadaan Xildhibaanada Baarlamaanka, oo ay kuu muuqaneyso inay la kala safteen Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha.
Suxufiyiinta Magaalada Muqdisho, ayaa soo sheegeysa in Caasimada uu ka soconaayo kulamo aan loo kala kicin, iyadoo lagu lafa guraayo khilaafaadka ka dhex oogan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxam"
Meantime state minister for foreing affairs hamza burci has met today in his office the new AU envoy and amisom commander!
Doesn't show this diplomatic support for the president since he was supposedly replaced by mohamed nuur gacal in the last reshuffle!
The timing is not right for the pm!
Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay xakameynta dhoofka dhuxusha | Mareeg Media http://www.mareeg.com/21548/